Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Khudbad Xasaasi ah ka jeediyay Shirka Golaha Amaanka Qaramada...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay shirka golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ee...
Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo isku mari la’ qodobka Doorashooyinka dalka
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxda golaha wadatashiga Qaranka ee ku shirsan maalintii sadaxaad magaalada Muqdisho iney isku khilaafsan yihiin hanaanka loo wajahayo...
Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo Maanta ka hadlaya arrimaha Doorashooyinka, Amniga iyo Siyaasadda
Shirka golaha wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeya madaxda dowladda Fedaraalka, kuwa dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta galaya maalintii labaad.
Shirkaan oo...
Puntland oo beenisay khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka inuu salka ku hayo diidmada raysal...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Ilyaas Cilmi Lugatoor ayaa beeniyay in khilaafka kala dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya uu salka ku hayo diidmo ay ka qabaan...
Ku dhawaad 50 ruux oo Tahriibayaal ahaa oo ku geeriyooday xeebaha dalka Jabuuti
Laanta Socdaalka ee Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay in 45 ruux oo tahriibayaal ahaa ay ku dhinten xeebaha dalka Jabuuti, kadib markii quuseen biyaha Badda...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ciidamo kala soo degay Muqdisho
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho.
Laftagareen ayaa...
Iiraan oo faahfaahin ka bixisay weerarkii cuslaa ee Xalay ku qaaday Isra’iil
Wasiirka arrimaha Dibadda dalka iiraan Abbas Araghchi oo ka hadlayay weerar culus oo Xalay Iiraan ku qaaday Isra'iil ayaa sheegay in weerarka la soo...
Soomaaliya oo cambaareysey weerarkii Khartoum ee lagu bartilmaameedsaday safiirka Imaaraadka Carabta
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ka dhacay magaalada Khartoum ee lagu bartilmaameedsaday hoyga safiirka Imaaraadka...
Xildhibaan Maxamed Abiib oo Xoriyadiisa dib u helay kadib Amar kasoo Baxay Maxkamada Sare...
Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf ayaa hada laga siidaayay jeelka Madheera, kadib markii ay Maxkamada Sare ee Somaliland amar ku bixisay siidayntiisa.
Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha...
Midowga Yurub oo Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuuro ah
Midowga Yurub ayaa Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuuro, iyadoo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, uu shirka la qaatay Safiirka Midowga...