Raysal Wasaare Xamsa: “Reer Hargeysa calanka waa jecel yihiin, waxaan ugu baaqayaa midnimo”

0
R/wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo weli ku guda jira booqashada uu ku joogo magaalada Laascaanood ayaa khudbad uu xalay jeediyay waxa uu ku...

Trump ”Mareykanka ma ogolaan doonno in Xuuthiyiinta ku dhuuntaan Soomaaliya”

0
Madaxweyne Trump ayaa sheegay in Xuutiyiinta markii lagu laayay duqeymaha Mareykanka ee dalka Yemen, ay isku dayayaan inay usoo cararaan Soomaaliya. Wuxuu xusay in aysan...

Madaxweynaha maamulka SSC Khaatumo oo Somaliland ugu baaqay Nabad shuruud la’aan ah

0
Madaxweynaha maamulka SSC Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye oo Xalay ka hadlaayay munaasibad balaaran oo ka dhacday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool...

Dowladda Soomaaliya oo SSC-Khaatumo u aqoonsatay maamul ka tirsan Dowladda Federaalka

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maamulka SSC-Khaatumo uu yahay maamul la mid ah maamullada kale ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisal...

Turkiga oo balanqaaday inuu garab taagan yahay Soomaaliya.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Türkiye Mudane Recep Tayyip Erdoğan, inta lagu guda jiray...

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabaya diiwaangelinta codbixiyeyaasha Muqdisho

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi 'Cirro', ayaa rajo weyn ka muujiyay in Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu aqoonsan doono Somaliland, isaga oo ku sifeeyay...

Madaxweyne Cirro: Trump waa fursaddii ugu weynayd ee aan helno, wuxuu horseedi doonaa aqoonsigeenna

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi 'Cirro', ayaa rajo weyn ka muujiyay in Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu aqoonsan doono Somaliland, isaga oo ku sifeeyay...

Madaxtooyada Soomaaliya oo casuumaad rasmi ah oo ku saabsan shirka waadatashiga u dirtay madaxweynaha...

0
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u diray Madaxweynaha Maamulka SSC Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), si uu uga...

Soomaaliland oo go’aan culus ka soo saartay socdaalka RW Xamsa ee Laascaanood

0
War ka soo baxay Golaha Wakiillada Somaliland ayaa lagu sheegay in faragelin ay tahay safarka RW Xamsa ee maanta uu ku tagay Magaalada Laascaanood,...

Agaasimahii guud ee Warbaahinta Shabelle iyo ku xigeenkiisa oo goordhaw lagu xiray Muqdisho

0
Ciidamada Booliiska Saldhiga degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow xiray Agaasimaha guud ee Shabakadda warbaahinta Shabelle Abuukar Sheekh Maxamuud Abuukar Iskaay, iyadoo saacado...

XULASHADA