Maamulka Gobolka Gedo ee Jubaland oo Guddiga Doorashooyinka uga digay inay Doorasho ka qabtaan...
Guddoomiyaha Dowlad Goboleedka Jubaland ugu magacaaban Gobolka Gedo Maxamed Xuseen Qaadi ayaa uga digay Guddiga Doorashooyinka in aysan ka sameeyn karin wax dhaq dhaqaaqyo...
Suldan Gurey oo si kulul uga hadley xaalada Gobolka Gedo iyo khilaafka siyaasadeed ee...
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Afhayeenka Jaaliyada Jubaland ee Waqooyiga Mareykanka ayaa waxaa uu kaga Hadley aragtidiisa ku aadan Xaalada Siysasadeed iyo mida...
Mareykanka oo diiday inuu taageero maalgelinta Qaramada Midoobay ee Ciidamada Midowga Afrika Ee Soomaaliya
Mareykanka ayaa si cad u diiday inuu taageero qorshaha Qaramada Midoobay ee lagu maalgelinayo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AUSSOM, kuwaas oo ka...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo weli ka socda Aadan Yabaal
In ka badan 6 saacadood ayaa weli waxaa uu dagaal culus uu ka socdaa Degmada Aadan Yabaal ee gobolka shabeellaha dhexe, kadib markii saaka...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray xarunta diiwaangelinta codbixiyaasha ee Degmada Shingaani
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta diiwaan gelinta codbixiyeyaasha ee degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir oo...
Maraykanka oo dhimaya awoodda safaaraddiisa Muqdisho isla markaana xidhaya safaarado kale oo badan –...
Dowladda Maraykanka ayaa qorshaynaysa in ay xidho ku dhawaad 30 safaaradood iyo qunsuliyadood oo ay ku leedahay waddamada caalamka, sida ku xusan dhukumeentiyo ay...
Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo sheegay in ay sii daayeen maxaabiis ay Somaliland ka hayeen
Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay in ay sii daayeen 25 maxbuus oo ka mid ah boqollaal maxbuus oo ay ka...
Imaaraadka Carabta oo ku Rakibay Puntland Nidaam Raadaar Casri ah oo Israa’iil samaysay
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Dowladda Imaaraadka Carabta ay dhigtay nidaam raadaar casri ah oo laga keenay Israa’iil deegaan ka tirsan Puntland oo...
Diiwaan galinta doorashada qof iyo codka ah oo maanta si rasmi ah uga bilaabatay...
Waxaa maanata magaalada Muqdisho si rasmi ah uga bilaawday diiwaangalinta cod bixiyayaasha oo ah talaabadii ugu dambeysay ee ka harsanayd bilaabashada doorashada qof iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo lagu wareejiyay 25 kamid ah maxaabiista ciidanka Somaliland ee lagu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa la wareegay 25 maxbuus oo kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo lagu qabtay dagaalladii ka dhacay...


















