Xiisad colaadeed oo ka taagan degmada Badhan ee Gobolka Sanaag
Iska hor imaad kooban ayaa saakay ka dhacay degmada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaas oo ciidamada Puntland iyo maamulka Maakhir State ay ku isku...
Muxuu ku saabsanaa shirweynaha uu maanta daah-furay R/W Xamza ee ka dhacay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka....
Dagaal u dhaxeeya laba Ciidamo ka wada tirsan DF oo Xaley ka dhacay...
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalka oo laba maleeshiyo beeleed Xalay ku dhexmaray gudaha magaalada Luuq ee gobolka Gedo.
Dagaalka oo qarxay fiidnimadii hore...
Xiisad ka dhalatay dilka 4 askari oo maanta ka taagan degmada Afgooye
Xiisad xoogan oo ka dhalatay dilka 4 askari ayaa maanta ka taagan degmada Afgooye, halkaas oo ay dadweyne careysan ka dhigeen dibadbax.
Dilka 4 askari...
Hay’adda Duulista oo diyaaradaha Droneska ka mamnuucday agagaarka garoonka Aadan Cadde
Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa soo saartay awaamiir cusub oo lagu mamnuucayo in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay ka howlgalaan masaafo dhan 5-mayl-badeed ee...
Raysal Wasaare ku xigeenka dalka oo ka horyimid xil ka xayuubintii lagu sameeyay
Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa si adag uga horyimid talaabadii uu Shalay guddoomiyaha Aqalka sare uga xayuubiyay xubinimadii...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Xoojinta goosashada Dalagyada kale duwan,Ciida iyo Maareynta Biyaha iyo wadaaga aqoonta iyo Xoojinta Goosashada Dalaga iyo sida...
Dad badan lagu dilay duqaymo Israa’iil ay ka geysatay Gaza
Hay’adda difaaca shacabka ee Gaza ee ay maamusho Xamaas ayaa sida ay soo xigatay wakaaladda wararka ee AFP waxay sheegtay in 30 ruux lagu...
R/W Xamza oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska maalinta Calanka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aadden xuska Maalinta Calanka oo ku beegay 12-ka October u diray...
Taiwan oo Malaayiin dollar ku Bixinaysa Horumarka Diqmuquraadiyada iyo Caafimaadka Somaliland
Taiwan ayaa ku dhawaaqday in ay 22 milyan oo dollar ku maalgalinayso dib u dhis lagu samaynayo Isbitaalka Guud ee Hargaysa, sidookale 2 milyan...