20 Xildhibaan oo sababo amni looga joojiyay inay xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa 20 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ka mamnuucay inay sababo amni...

Khilaafka Golaha Shacabka oo sii xoogeysanaya iyo dib u bilaabashada Fadhiyada Golaha Shacabka

0
Kadib afar kulan oo xiriir ah oo baaqday iyada oo aan wax faahfaahin rasmi ah laga bixin sababta keentay hakadka, ayaa xalay la diray...

Fowdo iyo Buuq Ka dhashay Fadhigii Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa

0
Fadhigii maanta ee Golaha Shacabka ayaa kusoo dhammaaday buuq, fowdo iyo gacan ka hadal, kadib markii ay xildhibaanada mucaaradka ay si adag uga horyimaadeen...

Somaliland oo sii daysay 11 maxbuus oo ay ku qabatay dagaalkii Laascaanood

0
Xukuumadda Somaliland ayaa sii daysay 11 maxbuus oo kasoo jeeda maamulka Puntland, kuwaas oo ciidamadeedu ku qabteen dagaalkii Laascaanood ee sannadkii 2023. Wasiirrada Arrimaha Gudaha,...

Soomaaliya oo si rasmi ah u mamnuucday in Baasaboorka Taiwan dalka lagu soo galo

0
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u mamnuucday gelitaanka Soomaaliya dadka wata baasaboorka Taiwan, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Taiwan. Go’aankan ayaa lagu...

Muwaadiniin Soomaali ah oo ku dhintay duqeyn Mareykanku ka fuliyay Yemen

0
Ugu yaraan 68 muhaajiriin Afrikaan ah ayaa ku dhintay duqeyn ay ciidamada Mareykanka ka fuliyeen xarun ay Xuutiyiintu maamulaan oo ku taalla magaalada Sacda...

Mareykanka oo jartay lacag loogu tala galay Gargaarka Soomaaliya.

0
Dowladda Mareykanka ayaa jaratay $170 milyan oo gargaar ahaa oo loogu talagalay Soomaaliya, sida uu sheegay urur u dhaqdhaqaaqa gargaarka oo lagu magacaabo “Stand...

MW Xasan Sheekh”Xiriir Toos ah ayaa dhexmaray Xuutiyiinta Yemen, Al-Shabaab iyo Daacis

0
adaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaciyay xog muhiim ah oo la xiriirta amniga qaranka, isaga oo wargeyska Asharq Al-Awsat ee kasoo baxa dalka...

Shaqaale lagu dilay weerar ka dhacay Mandheera

0
Ugu yaraan shan shaqaale ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen, halka laba kalena ay si xun ugu dhaawacmeen weerar hubeysan oo dabley...

Ciidamada Booliska Degmada Wadajir oo Xiray Weriye-yaal ka Tirsan Risaala Media iyo MMTV.

0
Ciidamada booliska ee saldhigga degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa maanta xabsiga dhigay weriyeyaasha ka kala tirsan warbaahinta Risaala Media iyo MMTV, xilli ay...

XULASHADA