Ciidamada Qaranka iyo Uganda oo Al-shabaab kala wareegay deegaanka Sabiid iyo Caanoole.
Ciidamada huwanta ayaa maanta dagaal kula wareegay deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellada Hoose oo halkaasi ay ka talinayeen Maleeshiyaadka Al-shabaab.
La wareegista deegaanka...
MW Xasan Sheekh oo soo xiray shirka Gogosha Wadatashiga Qaranka
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Gogosha Wadatashiga Qaran oo muddo afar maalmood ah ka socotay magaalada Muqdisho, taas oo...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil
ran Markale saaka waxay gantaaladeeda gaareen xaafadda Bi’ru Shacba, dhisme ka koobnaa lix dabaq oo halkaasi ku yaalay waxaa gaaray burbur kadib markii gantaalada...
Sanbaloolshe oo markale ku soo laabtay Golaha Shacabka ee BF
Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa si rasmi ah loogu doortay mar kale Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo ku guuleystay...
Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Kismaayo.
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaamka (Axmed Madoobe), ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib muddo uu ku maqnaa dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta.
Mudadii uu...
Puntland: Shakhsiyaadka ka qeyb galay shirka Muqdisho ma metelaan shacabka Puntland
Puntland ayaa sheegtay shakhsiyaadka deegaanadeeda ka tagay ee ka qeyb galaya shirka wadatashiga ee Muqdisho ka socda in aysan matelin shacabka Puntland.
Wasiirka warfaafinta Puntland,...
Ilhaan Cumar oo sheegtay in Mareykanku isu beddelay mid ka mid ah dalalka ugu...
Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka, kana tirsan xisbiga Dimuqraadiga, kuna matasha gobolka Minnesota, ayaa toddobaadkan sheegtay in Mareykanku uu hadda noqday...
Iiraan oo sheegtay inay si buuxda gacanta ugu hayaan hawada Israa’iil
Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa ku dhawaaqay adeegsiga gantaallada Fatah, oo lagu tilmaamay gantaallada hypersonic, intii lagu jiray weerarradii gantaallada ee dhowaan ka dhacay Israa’iil.
Wakaalladda...
Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta kulan yeelanaya.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, kadib maalin ka hor uu baaqday...
Shirka gogosha wadatashiga Qaran oo galay Maalintii Seddexaad iyo dhinacyada oo dood yeelanaya
Shirka Gogosha Wadatashiga Qaranka ee ka socday magaalada Muqdisho ayaa galay maalintiisii seddexaad, iyadoo maanta si gaar ah diiradda loo saarayo arrimaha amniga, hannaanka...


















