Dad is qoys ah oo lagu dilay Magaalada Mandheere
Ugu yaraan lix qof oo isku qoys ahaa ayaa lagu dilay weerar ka dhacay hoygooda oo ku yaalla magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Barri...
Wasiir Roobow oo digniin u diray dadka sanadkan y safraya xajka
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Soomaaliya, Mukhtaar Roobow, ayaa maanta digniin u diray muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u safraya gudashada waajibaadka Xajka.
Wasiirku wuxuu uga...
Madaxweynaha Koofur galbeed oo gaaray Magaalada Baydhabo
Madaxweynaha Dowladda Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Magaalada Muqdisho ugu maqnaa ka qeybgalka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa...
Mareykanka oo ku bixinaya $10 milyan xog lagu soo qaban karo hogaamiye Al-Shabaab
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ay bixineyso abaalmarin gaaraysa ilaa $10 milyan oo doollar cid kasta oo keenta xog horseedi karta qabashada ama xukminta...
Farmaajo oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay Burburinta Madasha Wadatashiga Qaranka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa si kulul weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kuna eedeeyay Burburinta Madasha Wadatashiga...
Jubbaland: Go’aannadii kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaran nama quseeyaan
Maamulka Jubbaland ayaa si cad u sheegay in waxba aysan ka khuseyn go’aamadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay magaalada...
Ciidamo Puntland ka tirsan oo faarujiyay furimaha Calmadow xilli Puntland ku dhawaaqday Howlgalka “Unkod”
Talaado, May 6, 2025 (HOL) - Ciidamo ka tirsan Puntland oo kasoo jeeda gobolka Sanaag ayaa isaga baxay furimaha dagaal ee Galgala, Afurur iyo...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfurta Suudaan
Muwaadinkaan Soomaaliyeed oo ku safraayay wadada isku xirta magaalooyinka Jubba iyo Terekeka ee Koonfurta Suudaan ayaa arxandaro ah loogu dilay ku weerar ka dhacay...
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo maanta soo gaaray Muqdisho.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed,Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo...
Shirka Golaha wadatashiga Qaranka oo goordhow ka furmay Muqdisho
Waxaa goordhow si rasmi ah uga furmay xarunta madaxtooyada Soomaaliya shrike Golaha Wadatashiga Qaranka, waxaana ka qeybgalaya madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad-goboleedyada.
Madaxweynaha...


















