Wafuud culus oo ka qeyb galaysa caleemo saarka madaxweyne Deni oo gaaray Garowe
Wafuud culus oo isugu jira madax iyo siyaasiyiin waawayn ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, si ay uga qeyb galaan caleemo saarka madaxweyne...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo beeniyay inuu Masar weydiistay taageero militari oo ka dhan ah...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh ayaa iska fogeeyay inuu madaxweynaha Masar kala xaajooday arrimo militari iyo in Masar ay ciidamo usoo dirto Soomaaliya si ay...
Labada aqal ee baarlamaanka oo meel mariyay habraaca wax ka beddelka dastuurka
Labada Gole ee baarlamaankam Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah meel mariyey habraaca wax ka beddelka Dastuurka.
180 Xildhibaan oo ka kooban labada aqal...
Wasiir Fiqi oo la kulmay qaar ka mid ah cuqaasha gobollada waqooyi
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Xildhibaan Saadaad Caliyow...
Madaxweyne Xasan iyo Amiirka Qatar oo tababar usoo xiray saraakiil cusub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Amiirka Dalka Qatar ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalanjabinayeen saraakiil ka tirsan ciidamada cirka ee dalalka Soomaaliya, Qatar iyo Urdun,...
Golaha Wakiilada Somaliland oo sharci jabin ku tilmaamay xeerka uu mdaxweynuhu ku celiyay Golaha...
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sharci jabin ku tilmaamay xeerka doorashooyinka ee Xeer Lr 91 oo uu madaxweynuhu dib ugu celiyay Golaha Guurtida.
Golaha Wakiilada ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheikh: Ma lihin wax qorshe ah oo aan dagaal kula galayno Itoobiya
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud oo wareysi uu siiyey Al-Carabiya iyo Al-xadath, ayaa sheegay in Soomaaliya aysan ku talo jirin inay dagaal la...
Qaramada Midoobay oo ku boorisay Itoobiya iyo Soomaaliya inay wada hadlaan si loo xalliyo...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku booriyay Addis Ababa iyo Muqdisho inay furaan wada hadal ay ku xalinayaan murankooda ku saabsan...
Madaxweynaha Somaliland oo xeerka doorashooyinka dib ugu celiyay Golaha Guurtida
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xeerka doorashooyinka ee Xeer Lr 91 dib ugu celiyay Golaha Guurtida.
Madaxweyne Biixi oo xeerkan losoo gudbiyay kadib markii...
Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay Ku xgeenka QM Atul Khare
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka taageerada...