Howlgalka AUSSOM oo ka hadlay sababtii ciidamada Burundi uga baxeen degaanka Xawaadley
Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa sheegay in ciidamada Burundi ee ku sugnaa saldhigga Xawaadley looga daad gureeyay kaddib markii...
Shabakad Al-shabaab u Farsamayn Jirtay Gaadiidka Qaraxyada oo xukun lagu riday.
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukunno adag ku riday xubno lagu helay inay si toos ah ula shaqeynayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab,...
R/W ku xigeen Saalax oo soo xiray shirka looga hadlayay maareynta Hubka ee ka...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa soo xiray shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka, Rasaasta, iyo Ka Hortagga Qaraxyada Macmalka ah,...
R/wasaare Xamsa oo tagay halkii lagu soo dhisatay dowladnimada ee Magaalada Carta.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo weli ku sugan dalka Jabuuti, ayaa maanta booqday magaalada taariikhiga ah ee Carta oo ahayd...
Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka iyo Beesha Caalamka oo maanta Kulan ku yeeshay Muqdisho
Hoggaamiyeyaasha mucaaradka ee ku mideysan Madasha Samatabixinta Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay wakiillada beesha caalamka ee ku sugan magaalada Muqdisho.
Kulanka maanta oo daba...
Soomaaliya oo si rasmi ah loogu doortay xubinnimada UN-Habitat
owladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu doortay xubinimada UN-Habitat waxaana ay Soomaaliya ay afarta sano ee soo socota qayb ka ahaan doonta Golaha...
AFRICOM oo ugu baaqday Soomaaliya inay la wareegto masuuliyadda amnigooda facebook sharing button Sharetwitter...
Taliyaha Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Jen. Michael Langley, ayaa ku booriyay dalalka Afrika oo ay Soomaali kamid tahay inay la wareegaan doorka...
Dhisme ku dumay Degmada Howlwadaag iyo Dad Badan oo Khasaaro soo gaaray
Inta la xaqiijiyay in Seddex qof ayaa geeriyootay halka lix kale ay dhaawacyo culus soo gaareen, kaddib markii uu dumay dhisme uu shaqadiisu ka...
Puntland oo sheegtay in gacanta lagu dhigay Taliskii ugu weynaa ee Daacish ku laheyd...
Ciidanka Difaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigay Taliskii ugu waynaa ee Maleeshiyaadka Daacish ay ku lahaayeen aaga Miraale ee Gobolka Bari.
War ka soo baxay...
Taliyaha ciidanka Milatariga dalka Talyaaniga oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Waxaa galinkii dambe ee Shalay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya soo gaaray wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminaayay Taliyaha ciidanka Milatariga dowladda Talyaaniga Jeneraal...


















