Puntland: Shakhsiyaadka ka qeyb galay shirka Muqdisho ma metelaan shacabka Puntland

0
Puntland ayaa sheegtay shakhsiyaadka deegaanadeeda ka tagay ee ka qeyb galaya shirka wadatashiga ee Muqdisho ka socda in aysan matelin shacabka Puntland. Wasiirka warfaafinta Puntland,...

Ilhaan Cumar oo sheegtay in Mareykanku isu beddelay mid ka mid ah dalalka ugu...

0
Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka, kana tirsan xisbiga Dimuqraadiga, kuna matasha gobolka Minnesota, ayaa toddobaadkan sheegtay in Mareykanku uu hadda noqday...

Iiraan oo sheegtay inay si buuxda gacanta ugu hayaan hawada Israa’iil

0
Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa ku dhawaaqay adeegsiga gantaallada Fatah, oo lagu tilmaamay gantaallada hypersonic, intii lagu jiray weerarradii gantaallada ee dhowaan ka dhacay Israa’iil. Wakaalladda...

Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta kulan yeelanaya.

0
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, kadib maalin ka hor uu baaqday...

Shirka gogosha wadatashiga Qaran oo galay Maalintii Seddexaad iyo dhinacyada oo dood yeelanaya

0
Shirka Gogosha Wadatashiga Qaranka ee ka socday magaalada Muqdisho ayaa galay maalintiisii seddexaad, iyadoo maanta si gaar ah diiradda loo saarayo arrimaha amniga, hannaanka...

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Golaha shacabka ee maanta dib u furmaya?.

0
Waxaa maanta si rasmi ah dib ugu furmaya kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib hakad kooban oo uu galay kalfadhiga. Sida ku cad...

Shirkii Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku baaqay oo galabta ka furmaya Muqdisho.

0
Waxaa galabta la filayaa in si rasmi ah uu uga furmo magaalada Muqdisho shirkii uu dhawaan ku baaqay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,  Xasan Sheekh...

Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta kooram la’aan u baaqday iyo digniin loo diray xildhibaanada.

0
Kulanka golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u baaqday kooram la’aan,  waxaana soo xaadiray 87 xildhibaan oo kaliya, iyadoo kooramka kulanka uu ahaa in...

Dib u dhac ku yimid Shirkii Wadatashiga Qaran ee uu Iclaamiyay Madaxweynaha Soomaaliya

0
Waxaa dib u dhacay shirkii wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo la filayay inuu maanta ka...

Madaxweyne Deni oo Taageero u muujiyay Jubbaland iyo siyaasiyiinta Mucaaradka.

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si cad u muujiyay taageero buuxda oo uu la garab taagan yahay Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Golaha samatabixinta...

XULASHADA