Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 15-02-2024
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...
Kenya oo diiday inay furto xadka ay la wadaagto Soomaaliya
Ku biirista Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika sanadkii tagey ayaa aad looga soo dhaweeyay dalalka gobolka geeska afrika, iyadoo Kenya ka caga-jiidayso furista...
Xafiiska xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay in maxkamad la horgeeyay eedeysanaha loo...
Sayid Cali Macallin Daa’uud oo ku eedeysan inuu nolasha ku gubay xaaskiisa oo xaamilo ahayd, ayaa maantay oo khamiis ah la horgeeyay maxkamadda gobolka...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo xaqiijiyay inuu safar ugu ambo baxayo dalka Itoobiya
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xaqiijiyay inuu safar ku tagayo dalka Itoobiya oo xilligan ay Soomaaliya kala dhaxeyso xiisad ka dhalatay heshiiskii dhinaca...
Dowladda Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay damaca Itoobiya
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, ahna ku simaha Wasiirka arrimaha dibedda Xil. Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa sheegay in damaca...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Addis Ababa
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, ahna ku simaha Wasiirka arrimaha dibedda Xil. Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa gaaray magaalada magaalada...
Qoyska marxuumad Luul Cabdicasiis oo walaac ka muujiyay in aysan gabadhooda caddaalad helin
Qoyska marxuumad Luul Cabdicasiis Jasiira oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin caddaalad helidda gabadhooda oo loo haysto inuu...
Puntland: Qaranimada Soomaaliyeed iyo dastuurka, Xasan Sheikh iyo koox yar uu wato ma beddeli...
Maamulka Puntland ayaa si adag uga horyimid tallaabooyinka dowladda federaalku waddo ee ay ku doonayso inay wax kaga beddesho dastuurka kumeel gaarka ah ee...
60 sano kaddib Baarlamaanka oo ka doodaya waxkabadalka dastuurka
Xildhibaannada Golaha Shacabka & Senatarrada Aqalka Sare Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka doodaya ansixinta wax ka baddelka dhammaystirka Dastuurka Dalka.
Dooddaan oo...
Abiyi Axmed oo maanta xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha ee magaalada Godey
Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta gaaray magaalada Godey si uu xariga uga jaro Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Miraad Layli ee magaalada Godey,...