Dagaal Maanta markale ka qarxay Degmada Beledxaawo
Wararka ka imaanaya magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu markale ka bilowday degmadaasi.
Ciidamo kala taabacsan Jubbaland iyo dowladda...
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Addis Ababa si uu uga qeyb galo Shirweynaha 2-aad ee...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saakay gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, si uu uga qeyb galo Shirweynaha 2-aad ee Ilaalinta Cunnada...
Dowladda Soomaaliya oo beenisay wadahadalka Mareykanka iyo Al-Shabaab
Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in ay jiraan wadahadallo u...
Soomaaliya iyo Turkiga oo magaalada Istanbul ku kala saxiixday heshiisa muhiim ah
Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya ayaa Shalay oo Khamiis aheyd magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku kala saxiixday heshiis cusub oo la xariira wax ka...
Wararkii ugu dambeeyey dagaalka ka soconaya degmada Baladxaawo
Wararka ka imaanaya magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu markale ka bilowday xaafado kamid magaaladaasi.
Ciidamo kala taabacsan Jubbaland...
Khilaaf Adag oo Ka Dhex Taagan Puntland iyo DFS oo ku aadan Markabka Sea...
Xiisad siyaasadeed oo xooggan ayaa ka taagan xeebaha Puntland kaddib markii maamulka goboleedkaasi uu qabtay markab xamuul ah oo laga leeyahay dalka Comoros, kaasoo...
Golaha wasiirada oo ka shiray xal u helidda saxmadda waddooyinka caasimadda Muqdisho
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey heshiis u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Indonesia, oo ku saabsan in...
Baraha bulshada oo si adag looga dhaleeceeyay siyaasadda Militariga ee Trump ee Soomaaliya
Baraha bulshada, gaar ahaan madalaha sida X (hore Twitter), ayaa si xooggan looga dhaleeceeyay siyaasadda madaxweynaha Donald Trump ee ku aaddan kordhinta howlgalada militari...
Puntland oo sheegtay in xarunta Turkeysom iyo ganacsato Soomaaliyeed ay sheegteen hubka saaran markabka...
Puntland ayaa sheegtay in xarunta tababarada ciidamada ee Turkeysom iyo ganacsato Soomaaliyeed oo ku sugan Muqdisho ay sheegteen mulkiyadda shixnadda hubka ah ee saaran...
Obama iyo Trump oo hadallo kulul is dhaafsaday
Madaxweynaha hadda talada haya ee Maraykanka Donald Trump ayaa Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ku eedeeyay “khiyaano qaran”, isagoo la xidhiidhiyay eedeymaha sheegaya...


















