Golaha wasiirada Soomaaliya oo maanta ka shiray dagaalkii ka dhacay Beledxaawo
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ku bogaadiyey Ciidanka Qaranka, masuuliyadda iyo xilkasnimada ay muujiyeen, si looga hortago khasaaraha gaari lahaa shacabka degmada Balad-Xaawo.
Waxaana...
Tirada Ciidamada Jabuuti ee jooga Soomaaliya oo la kordhinayo
Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa Arbacadii shalay kala saxiixday heshiis ogolaanaya in la kordhiyo tirada ciidamada Jabuuti ee ku sugan gudaha Soomaaliya si loo xoojiyo...
Ciidamada dowladda Fedaraalka oo si buuxda ula wareegay magaalada Baladxaawo
Xaalada magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta degan kadib dagaalo culus oo halkaasi ka socday dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay, kaasoo u dhaxeeyay...
Maamulka SSC Khaatumo oo lagu beddelay maamul cusub oo lagu magacaabo Waqooyi Bari Soomaaliya
Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaalada Laascaanood, gobolka Sool.
Shirkan ayaa lagu...
Wararkii ugu dambeeyay xaalada degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo
Xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn ayaa saakay laga soo warinaya magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo oo labadii maalin ee lasoo...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka shiray sidii loo xoojin lahaa taageerada Soomaaliya
Magaalada Doha ayaa martigelisay shirkii heer wasiir ee Kooxda Xiriirka Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Soomaaliya, iyadoo diiradda la saaray sidii loo xoojin lahaa...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Khilaafkii kala dhaxeeyay dalka Itoobiya si rasmi ah lloosoo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii Soomaaliya iyo Itoobiya, kaasi oo ka dhashay heshiiskii Itoobiya la gashay...
Kooxda RSF ee dalka Suudaan oo ku dhawaaqday dowlad kale oo ka madax-bannaan Khartuum
Koox siyaasadeed oo uu hoggaaminayo ciidanka milatariga ah ee RSF (Rapid Support Forces) ee dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqday inay dhiseen dowlad kale oo...
Jubbaland oo ka hadashay dagaaladii ka dhacay magaalooyinka Beledxaawo iyo Doolow
Warsaxafadeed kasoo maamulka Jubaland ayaa si adag loogu eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu ka dambeeyo dagaalada ka dhacay saacadahii lasoo dhaafay magaalooyinka...
Puntland oo walaac weyn ka muujisay dhaqdhaqaaqyada sii kordhaya ee Alshabaab
Puntland ayaa cambaareysay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay shalay kula wareegtay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kaas oo sababay khasaare naf iyo maalba leh.
War-saxaafadeed kasoo...


















