Mareykanka iyo Itoobiya oo kawada hadlay xaaladda gobolka Geeska Afrika

0
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Senator Marco Rubio, ayaa wicitaan telefoon ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, iyaga oo ka wada hadlay arrimo...

Dowladda oo war culus kasoo saartey Markabka Puntland qabatay

0
owladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay afduubka markabka SEA WORLD oo ku sii jeeday magaalada Muqdisho, iyadoo markabkaasi watay alaab ciidan iyo mid...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo

0
Waxaa saakay xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn laga dareemaya gidaha magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo oo ay Shalay ku dagaalameen...

Faah Faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya Dagaal sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo...

0
Dagaalkaasi oo u dhaxeeyey Ciidamo kala taabacsan DF ee Soomaaliya iyo kuwa Jubaland ayaa ka soo baxaya ,Wararkii ugu dambeeyey ee Degmada Baladxaawo ayaa...

UK oo Soomaaliya ku dartay liiska dalalka Muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan

0
Dowladda Ingiriiska ayaa si rasmi ah u sheegtay in Soomaaliya ay ka mid tahay 31 dal oo ay muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan,...

Puntland oo shaacisay xog cusub oo ku saabsan qabashadda MV Sea World

0
Maamulka Puntland ayaa sheegay in Ciidamadeeda badda PMPF ay gacanta ku dhigeen markab lagu magacaabo MV Sea World ka dib markii lagu arkay isagoo si...

Dagaal culus oo ka socda Beledxaawo, ka dib tagistii Taliye Janan

0
Wararka laga helayo magaalada Baladxaawo ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo magaaladaas, kadib markii diyaarado qumaatiga u kaca ah oo ay leedahay...

Turkiga oo si Weyn u xoojinaya doorkiisa siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Soomaaliya

0
Turkiga ayaa si xooggan u kordhinaya saameyntiisa siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Soomaaliya, iyadoo si rasmi ah loogu falanqeeyay kulan uu yeeshay Guddiga Arrimaha...

MW Xasan Sheekh iyo Mucaaradka oo maanta kulan kula leh Magaalada Muqdisho

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Siyaasiyiinta madasha mucaaradka ee hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Sheeekh Axmed ayaa maanta kulankooda seddexaad ku yeelanaya magaalada...

Askari Kenyan ah oo lagu dilay dagaal ka dhacay xadka Soomaaliya

0
Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa la dilay mid kalena waa dhaawacmay kadib dagaal ay la galeen ciidamada Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya (NISA). Warbixinta booliska...

XULASHADA