Nabdoon Caan ahaa oo lagu dilay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo
kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn ayaa Xalay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ku dilay Nabadoon Aadan Maxamuud Buurdhuubo oo ka mid ahaa...
Madaxweyne Xasan Sheikh iyo raysal wasaare Xamse oo ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweyne...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Timacadde, ayaa sheegay madaxweynaha Soomaaliya iyo raysal wasaarihiisa inay kasoo qeyb gali doonaan caleemo...
Khilaafka u Dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Puntland oo Saameynaya Gargaarka Bani’aadanimo
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SODMA), Maxamuud Macallin, ayaa Sabtidii shaaca ka qaaday in Dowlad Goboleedka Puntland ay diiday gargaarka dawladda...
Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo heshiis Siyaasadeed kala saxiixday
Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa Sabtidii qaaday tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo xiriirkooda laba-geesoodka ah, kadib markii ay labada dal kala saxiixdeen heshiis is-afgarad...
C/rashiid Yuusuf Jibriil oo loo doortay Madaxweyne Ku-xigeenka Waqooyi-Bari Soomaaliya
Doorashada ka socotay magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka cusub ee Waqooyi-Bari Soomaaliya ayaa maanta ku soo idlaatay in C/rashiid Yuusuf Jibriil loo doortay Madaxweyne...
Madaxweyne Firdhiye oo loo doortay madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya
Madaxweyne Cabdiqaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa ku guulaystay madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, kaddib markii musharax Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo wareegga labaad la...
Wareega 1aad ee Doorashada Madaxtinimada Waqooyi Bari oo la Soo Afmeeray iyo natiijada
Waxaa dhammaatay tirinta codadka wareegga Koowaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, taasi oo ka socota magaalada Laascaaanood ee Gobolka Sool.
Wareegga Koowaad...
Musharaxiinta Mucaaradka Waqooyi Bari oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay faragelin iyo taageerada musharax gaar...
Musharaxiinta mucaaradka ee maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay lumisay doorkeedii dhex-dhexaadnimo ee doorashada, iyagoo ku eedeeyay inay si...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti oo gaaray Beledweyne
Wafdi balaaran ee uu hogaaminayay Wasiirka arimaha dibada ee dowladda Jabuuti Cabduqaadir xuseen Cumar ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
Wasiirka arimaha gudaha...
Dowladda Liibiya oo Badbaadisay 60 Muhaajiriin oo Magafayaal Haysteen
Dowladda Liibiyta ayaa shaaca ka qaaday inay soo badbaadisay 60 muhaajiriin ah oo muddo sanado badan gacanta ugu jiray magafayaal qabsaday, xilli ay kusii...


















