Israel oo Wadahadallo la Furtay Dalal dhowr ah si Loo Qaabilo Qaxootiga Falastiiniyiinta ee...
Maamulka Israel ayaa wadahadallo la leh dalalka Indonesia, Uganda, Suudaanta Koonfureed, Libya iyo sidoo kale Maamulka Somaliland si ay u aqbalaan Falastiiniyiinta laga barakiciyay...
Safaaradda Soomaaliya ee Washington oo si adag uga hortimid tallaabo kasta oo lagu wiiqayo...
Safaaradda Soomaaliya ee Washington D.C. ayaa si adag uga hortimid tallaabo kasta oo lagu wiiqayo midnimada dhuleed iyo qarannimada dalka, iyadoo mar kale ku...
Sheekh Shariif “Waa in Madaxweynuhu si deg deg ah u joojiyo dagaalka xaq- darrada...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalka maanta ay ciidanka DFS ay ku qaadeen xerada Horseed ee...
Dagaalka Beled-Xaawo oo saameyn ku yeeshay amniga Mandheera
Dadka ku nool magaalada Mandera ee waqooyi bari Kenya ayaa wajahaya cabsi iyo walaac baahsan kadib markii rasaas iyo gantaallo ka yimid dagaalka ka...
Golaha Samatabixinta Qaranka Soomaaliyeed oo Shir Deg Deg ah uga socda Magaalada Muqdisho
Shir ayaa haatan ka socda magaalada Muqdisho, kaasi oo ay leeyihiin xubno ka tirsan mucaaradka, gaar ahaan Golaha Samatabixinta Qaranka, iyagoo kaga hadlayo xaaladda...
Ciidamada Dowladda iyo kuwa u abaabulan hab degaan oo ku dagaalamaya magaalada Muqdisho
Dagaal culus ayaa saaka waaberigii ka qarxay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Degmada Hodan, kaddib salaaddii Subax, Israsaaseynta ayaa u dhaxaysa ciidanka dowladda iyo dad...
Soomaaliland oo mamnuucday in la soo dejiso gaadiidka aan xabada karin
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland ayaa ku dhawaaqday amar mamnuucaya in la soo dejiyo baabuurta aanay xabadu karin iyo gawaarida dusha banaan ee...
Saxafiyiin ku dhaw 300 ayay ciidamada Israa’iil ku dileen Qasa laga soo bilaabo 7-dii...
Tan iyo markii Israa’iil bilowday dagaalka ka socda Qasa 7-dii Oktoobar 2023, beegsiga saxafiyiinta ayaa noqday mid joogto ah oo u muuqda qorshe la...
Bangiga Adduunka oo ansixiyay gargaar dhaqaale oo labaad oo gaaraya $125 milyan oo loogu...
Guddiga Maamulka Sare ee Bangiga Adduunka ayaa oggolaaday maalgelin labaad oo Soomaaliya loogu talagalay taageerada siyaasadaha horumarinta, taas oo lagu bixinayo deeq dhan $125...


















