Guddoomiye Muuse Salaad “Gacan bir ah ayan ku qaban doona kuwa doonaya iney sumcad...
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ee maamulka Hirshabeelle Muuse Salaad Wehliye ayaa si adag uga hadlay falal amaan daro ah oo kusoo badanaayay mudooyinkii dambe gudaha...
Maamulka Puntland oo difaacay xiriirka uu la leeyahay dalka Ethiopia
Puntland ayaa difaacday xiriirka ay la leedahay dowladda Ethiopia, iyadoo tilmaamtay in dowladda Federaalka Soomaaliya aanay awood u lahayn inay ka hor istaagto cilaaqaadka...
Ergey ay soo dirtay dowladda Finland oo soo gaaray Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Ergeyga gaarka ee dhexdhexaadinta Nabadda...
Burcad badeedda Soomaalida oo madax furasho ka qaatay markabka MV Abdullah
Markabka MV Abdullah ee laga leeyahay dalka Bangaladesh oo ay la socdeen 23 badmaaxiin ah ayaa laga sii daayay kooxda burcad badeedda Soomaalida ee...
Dowladda Iran oo ka hadashay weerarro duqaymo ah oo ay ka geystay gudaha dhulka...
Dowladda Iran ayaa hadashay gantaalo aargoosi ah iyo duqeymo diyaaradeed oo ka dhan ah Israa'iil, si ay uga jawaabaan weerarkii Israel ee kowdii Abriil...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta aan ku eegi doona hordhaca iyo Mabaa,diida Cilmiga Cimilada.
Waa subaxnimo...
Saraakiil ka socota dowladda Itoobiya oo ka dagay magaalada Garoowe + Ujeedka
Wafdi ka socda dowladda federaalka Itoobiya ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta ee xarunta gobolka Nugaal, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiin...
Kenya oo maxkamad soo taagtay nin lagu sheegay inuu doonayay inuu Daacish ka aas...
Dowladda Kenya ayaa maxkamad soo taagtay nin lagu sheegay inuu yahay hoggaamiyihii ugu muhiimsanaa kooxda Daacish ee bariga Afrika.
Maxkamad ku taalla magaalada Nairobi ee...
Kulan dhexmaray Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Shariif Sheikh Axmed oo natiijo la’aan kusoo dhamaaday
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa sheegay in uusan wax natiijo ah kasoo bixin kulan magaalada Nayroobi ku dhexmaray isaga iyo madaxweyne...
Soo laabashada burcad badeedda Soomaalida oo walaac weyn ku abuuray qulqulka badeecadaha xorta ah
Guud ahaan 33 dhacdo oo burcad badeed oo loo geystay maraakiibta ganacsiga, ayaa laga diiwaan galiyay caalamka sadexdii bilood ee ugu horeysay sanadkan 2024,...