Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland

0
Western Union waxay ku dhawaaqday in ay xawilaadaheeda lacagaha ee caalamiga ah gaarsiineyso Soomaaliya and Somaliland. Macaamiisha ku sugan labada deegaanba waxay hadda lacag...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay inay u baahan tahay $40 milyan oo dollar si...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa caqabado dhaqaale oo ku aaddan qorshaheeda ay ku doonayso in ay ku soo saarto lacag cusub oo Shilin Soomaali...

Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Islaamka iyo Carabta oo maanta ka furmaya Qadar iyo Go’aan culus oo...

0
Magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar ayaa maanta si rasmi ah uga furmay shirweynaha hoggaamiyeyaasha wadamada Islaamka iyo Carabta, kaasi oo si gaar ah...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Dalka Soomaaliya

0
Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen, oo ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa si kulul weerar afka ah ku qaaday qaar ka...

Booliska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay dhalinyaro u geftay Madaxweyne Xasan Sheekh

0
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhiga degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay afar dhalinyaro ah oo ku eedeeysan...

Shariif Sheikh Axmed: Ceeb iyo fool xumo weyn laga dhaxli doonaa doorasho si khasab...

0
Madaxweynihii hore ee Dawladda Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed, ayaa si weyn uga digay in doorashooyinka qof iyo cod lagu qabto codbixiyeyaal lagu diiwaan gelinayo...

Feeryahanada Soomaaliyeed Ramla Ali oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho

0
Feeryahanada caanka ah ee Soomaaliyeed Ramla Said Ahmed Ali, oo loo yaqaan Ramla Ali, ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada...

Somalia’s Speaker of the House Meets U.S. Ambassador to Strengthen Bilateral Ties

0
Somalia’s Speaker of the Lower House Chamber of Somali Federal Parliament, Sheikh Aden Mohamed Nur (Madoobe), held talks on Monday in Mogadishu with U.S....

Wasiir Dirir ” Madaxweyne Deni ayaa samatabixin doona dawladnimada Soomaaliyeed”.

0
Xukuumadda Puntland ayaa markii ugu horreysay shaacisay in Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni uu u taagan yahay xilka Madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo Wasiirka Warfaafinta Puntland, Caydiid...

Puntland oo bilowday baaritaanka dilka nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi

0
Puntland ayaa ku dhawaaqday inay bilowday baaritaan ku saabsan sababihii ka dambeeysay duqayntii shalay lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi, kaasoo diyaarado aan la...

XULASHADA