Maamulka Waqooyi Bari oo ku eedeeyay Somaliland in ay abaabul ciidan ka waddo xuduudaha...

0
Maamulka cusub ee Waqooyi Bari ayaa ku eedeeyay Somaliland in ay ciidamo u daadgureyneyso xuduudaha lagu muransan yahay, iyagoo sheegaya in tallaabadan ay qayb...

Ka dhageyso Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere

0
Ku Soo dhowaada dhageystayaal Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA Maalin kasta oo Khamiis ah aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley 2;30...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Lama dhegaysan doono siyaasi ama dowlad-goboleed bannaanka ka qaylinaya oo doonaya...

0
 Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan dhegaysan doonin siyaasi ama dowlad-goboleed bannaanka ka qaylinaya oo doonaya in la qaato...

RW Xamza oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Siyaasiyiinta Mucaaradka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa caawa si kulul u weeraray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ku eedeeyay inay bulshada ku mashquuliyaan...

Xasan Shire oo ka mid ah mucaaradka Puntland oo kulamo siyaasadeed oo ka dhan...

0
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaridsan Xukuumadda Siciid Deni ayaa Khamiista berri ah ku wajahan magaalada Garoowe.Puntland...

Wasiir Fiqi oo shaaciyay hal arrin oo ay Soomaaliya ka heshay Turkiga

0
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallim Fiqi, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Wakaaladda Wararka ee Anadolu ku sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga...

Madaxweyne Xasan oo war kasoo saaray wadahadallada Jubbaland iyo Puntland

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Alcarabiya ayaa ka hadlay arrimo ku aadan khilaafka siyaasadeed ee kala dhexeeya...

Waqooyi Bari oo ka digtay abaabul dagaal ay Somaliland wado

0
Wasaaradda Amniga ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in si dhow ula socoto dhaqdhaqaaqyada colaadeed iyo abaabulka...

Madaxweyne Xasan Sheekh”Xiriirka Itoobiya iyo Masar midna kama hor imaanayo danaha Soomaaliya”

0
Madaxweynaha Soomaaliya, asan Sheekh Maxamuud, ayaa si qoto dheer uga hadlay mashruuca biyo-xireenka weyn ee Itoobiya (Grand Ethiopian Renaissance Dam – GERD) iyo saameynta...

Guddoomiye Mungaab oo sheegay in la dhisi doono Wadada Warshadaha, Daallo iyo Fagax

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray 12 waddo oo...

XULASHADA