Saxafiyiin ku dhaw 300 ayay ciidamada Israa’iil ku dileen Qasa laga soo bilaabo 7-dii...

0
Tan iyo markii Israa’iil bilowday dagaalka ka socda Qasa 7-dii Oktoobar 2023, beegsiga saxafiyiinta ayaa noqday mid joogto ah oo u muuqda qorshe la...

Bangiga Adduunka oo ansixiyay gargaar dhaqaale oo labaad oo gaaraya $125 milyan oo loogu...

0
Guddiga Maamulka Sare ee Bangiga Adduunka ayaa oggolaaday maalgelin labaad oo Soomaaliya loogu talagalay taageerada siyaasadaha horumarinta, taas oo lagu bixinayo deeq dhan $125...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Hoygiisa ku Booqday Garaad Jaamac

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa booqasho sharafeed ku tagay hoyga Garaad Jaamac Garaad Cali...

Turkiga oo DFS ku wareejisay dhismaha xero cusub oo ay leeyihiin Guutada 19-aad ee...

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Jeneraal Khaalid,” ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha cusub ee Taliska Guutada...

Soomaaliya oo Golaha Ammaanka ka caddeysay muhiimadda ilaalinta sharciga badda

0
Intii lagu jiray dood furan oo ku saabsan amniga badda oo ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) qabtay, ayaa Dowladda Soomaaliya waxay adkaysay...

Pakistan oo 50 dagaal yahan Islaami ah ku dishay gobolka Balochistan

0
Militariga Pakistan ayaa sheegay inay dileen 50 dagaalyahan oo Islaami ah oo ku sugnaa xadka ay la wadaagaan Afghanistan, muddo afar maalmood gudahood ah,...

Askartii dishay Abaanduulihii Ururka 83-aad ee Xoogga dalka oo dil lagu fuliyay

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay laba askari oo hore uga tirsanaa Guutada 14-ka Oktoobar  Ex Alifle Maxamed Xuseen...

Taliye Xuseen Giif oo Lagu Dilay dagaal Ka Dhacay Tuulo Amiin ee Gobolka Gedo

0
Taliye sare oo ka tirsan booliska Jubaland ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay Dagaal culus oo aroornimadii maanta oo Isniin ah ka dhacay saldhig...

Xaalad deganaansho ah oo laga dareemayo Baladxaawo iyo nawaaxigeeda,ka dib Dagaal xoogan oo Jubaland...

0
Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya degmada Baladxaawo ayaa sheegaya in Hadda xaalada ay degan tahay ,ka dib markii subaxnimadii hore ee Saaka...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhaliil kulul u jeediyay hoggaanka dalka, kuna baaqay isbeddel degdeg ah

0
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhaliil adag iyo canaan siyaasadeed u jeediyay maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay inuu waddanka geliyay kala...

XULASHADA