AUSSOM oo Wajahaysa Halis Burbur Kadib 15 Bilood oo Mushaar La’aan ah

0
Qaramada Midoobay ayaa si weyn uga digtay in howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ay khatar ugu jirto inay burburto, kaddib markii ay ciidamadeeda...

Ciidamada Masar oo ku soo wajahan Muqdisho iyo kulan ka dhacay Qaahira.

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Masar, Sareeye Gaas Cabdulmajiid Saqar, iyo saraakiil sare oo...

Puntland oo soo jeedisay in caasimadda dalka loo wareejiyo Garoowe iyo fariin ay u...

0
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Ceydiid Dirir, ayaa ku baaqay in caasimadda Soomaaliya laga soo raro Muqdisho loona wareejiyo magaalada Garoowe, isagoo sheegay in taasi ay...

MW Xasan Sheekh “Khilaafka xoog iyo xabad laguma xalinayo, wadahadal ayaan ku dhameynaynaa”.

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbadiisa furitaanka kalfadhiga 7aad ee Golaha Shacabka ka sheegay in dowladdu ay dadaal ugu jirto xallinta khilaafka siyaasadeed...

Madaxweyne Cirro oo ka qaybgalaya Doodda Afrika iyo Imaaraadka ee Abu Dubia

0
Madaxweynaha  Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa ka mid noqon doona martida sharafka leh...

Madaxda Sare ee Dowladda FederaalkaSoomaaliya oo eedeyn culus loo jeediyay

0
Musharrax Suldaan Cabdi Qorane, oo kamid ah musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku wajahayo,...

Itoobiya oo Taageero Buuxda u Muujisay Nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya

0
Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya Hadera Abera, ayaa si weyn uga hadlay taageerada joogtada ah ee dowladiisa u fidinayso nabadda iyo xasiloonida Soomaaliya, intii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka maalgelinta hawlgalka AUSSOM

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Maalgelinta Hawlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo lagaga arrinsayey garab istaagga amniga iyo...

Banaanbaxii lagu waday inuu maanta ka dhaco Muqdisho oo la baajiyay

0
Dadaalo ay hormuud u ahayeen Imaamyadda, Ugaasyadda iyo guddi Xildhibaano ahaa ayaa suurtagaliyay in la baajiyo banaanbaxii lagu waday inuu maanta ka dhaco magaalada...

Wasiir Fartaag “Laamaha amniga Caasimada waxay amar u qabaan cid kasta oo amniga lid...

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo guddomiyay shir looga hadlayey amniga Caasimadda oo ay yeesheen Hey’adaha amniga iyo...

XULASHADA