Kenya oo aqoonsatay tuhmanaha dilkii foosha xumaa ee Nayrobi loo geystay 3 haween ah...

0
Hay’adda Dembi-baarista ee dalka Kenya (DCI) ayaa ku dhawaaqday inay guul ka gaartay baaritaanka dil arxan-darro ah oo saddex xubnood oo isku qoys ah...

Shirka golaha wadatashiga qaranka oo maanta dib uga furmay Muqdisho

0
hirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Qaranka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir gudoominayo Madaxweynaha...

Wasiirka Batroolka Soomaaliya: Deni wuxuu doonayay in shirkad isagu keensaday ay sahmin ka sameyso...

0
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee dowladda Federaalka Soomaaliya, xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ku eedeeyay inuu hor istaagay in sahmin...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Xoojinta Dalaga ,nidaamyada goosashada dalagyada kale duwan,Ciida iyo maareynta Biyaha Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay...

Puntland oo shaqadii ka joojisay hay’ad ka howlgasha degaanada maamulka SSC Khaatumo

0
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ilyaas Cilmi Lugatoor  ayaa si rasmi ah shaqadii uga joojiyey Alight International oo kamid ah hay'adaha ka howlgalla magaalada Laascaanood,...

Siciid Deni: Waxaan garab iyo gaashaan u ahay in madaxweynaha Jubbaland uu qabsado doorasho...

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay taageerayaan madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe inuu qabsado doorasho uu maamulkiisa  u madax bannaan yahay. “Waxaan rabaa...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Washington uga qeyb galay shirka IMF iyo Bangiga Adduunka

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo ka qeyb galayay shirar sanadeedka sanadlaha ah ee Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka...

Soomaaliya oo maalin taariikhi ah ku tilmaamtay imaansaha markabka Turkiga ee Oruc Reis

0
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku tilmaamtay maalin taariikhi ah oo uu dalka soo gaaray markabka Turkiga ee Oruc Reis, si uu u bilaabo xog...

Wasiir Fartaag oo taageerada hay’adaha amniga dowladda kala hadlay Ingiriiska

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mudane Michael...

Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyay heshiis lala soo galay Tanzania

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Tanzania,...

XULASHADA