Baarlamaanka Jubaland oo ansixiyay Guddiga Doorashada Jubaland
Baarlamaanka Dowladd Goboleedka Jubaland ayaa saakay ansixiyay guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo uu xalay soo magacaabay Madaxweyne Axmed Madoobe.
Fadhigan oo...
Jubaland oo hakisay wada shaqeyntii kala dhaxeysay Dowladda Federaalka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa soo saartay war saxaafadeed ay kaga hadashay arrimaha ka dhex aloosan Jubaland iyo Dowladda Federaalka waxeyna...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waxa ay yihiin Soomaalida Germany laga soo celinayo
Wasiiru Dowlaha arrimaha dibada Soomaaliya Cali Cumar Cali Balcad ayaa ka hadlay arrimo maalmihii lasoo dhaafay la isla dhex marayay oo quseeya soo celinta...
Xildhibaano ka tirsan labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Kismaayo
Waxaa Magaalada Kismaayo gaaray xubno kale oo ka mid ah xuldhibaanada labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya oo deegaan doorashadooda ay tahay Jubbaland ayaa kuwaas oo...
Xasan Cali Kheyre oo ayaan darro ku tilmaamay soo celinta Qaxootiga Soomaalida Germany
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul uga hadlay wareysigii ugu dambeeyay ee Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu siiyay...
Shirka golaha wasiirada XFS oo lagu soo bandhigay warbixino xasaasi ah
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan Qiimeynta Qaranka ee la-dagaallanka argagixisadda...
Japan oo Soomaaliya ka cafisay 100 milyan oo dollar oo deyn ah
Japan ayaa Soomaaliya ka cafisay 100 milyan oo dollar oo deyn ah. Dayn cafintan ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Nairobi iyadoo heshiis rasmi ah...
Xildhibanaadii ugu badnaa ee labada aqal ee BFS ee laga soo doortay Jubaland oo...
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in maanta intii ugu badneeyd ee xildhibaanada labada aqal...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambaleeyay madaxweynaha ku guuleystay doorashada dalka Mareykanka Donald Trump.
Donald Trump ayaa doorasho adag uu la...
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan sheekh iyo Chancellor-ka dalka Jarmalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Berlin kula kulmay Chancellor-ka dalka Jarmalka, Mudane Olaf Scholz ayaa kala hadlay...