Trump oo sheegay inuu si sahlan ku joojin karo dagaalka Afqanistan iyo Pakistaan.

0
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in khilaafka Pakistan iyo Afgaanistaan ​​ee imika taagan yhay, balse “haddii aan ay noqoto inaan xalliyo dhibaatadan, si...

Dhaqaalaha Soomaaliya oo qeyb ka ahaa ajandaha Shirka sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga...

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ka qeyb galay fadhi muhiim ah oo ka tirsan shirka sanadlaha ah ee Hay’adda Lacagta...

Puntland oo meel marisay xeer cusub oo awood dheeraad ah siinaya hay’adaha amniga

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saxiixay xeer cusub oo lagu magacaabo “Xeerka La-dagaallanka Argagixisada Puntland”, kaas oo ay horey u meel mariyeen baarlamaanka...

Madaxda Qaranka oo lagu wado in ay tagaan Magaalada Laascaanood

0
Magaalada Laascaanood ayaa maanta isu bedeshay xarun si weyn looga dareemayo diyaargarow siyaasadeed, amni iyo mid bulsho, iyadoo la filayo in maalmaha soo socda...

Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Xildhibaannada Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka EAC

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta kulan la qaatay Xildhibaannada cusub ee Soomaaliya ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay Aaska Qaran ee Raila Odinga ee Nairobi

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu kaga qaybgalay Aaska Qaran ee Ra’iisul Wasaarihii hore...

Maydka Raila Odinga oo maanta la geeyay Nairobi

0
Diyaarad siday Maydka hoggaamiyihii mucaaradka Kenya ahaana Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Odinga ayaa maanta ka degtay Garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenyatta,...

Booliska Soomaaliya oo sheegay in daawooyinka halista ah ee maanka dooriya lagu qabtay Dekedda...

0
fhayeenka Booliska Soomaaliya, Cabdi Fitaax Aadan, ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada ammaanka ay dekedda Muqdisho ay qabteen daawooyinka halista ah ee maanka dooriya. Afhayeenku...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyey Dalacsiinta Afar Dibloomasi

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray arrimaha amniga, diblomaasiyadda, iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Guddoomiyay Golaha Wasiirrada, una Jeediyay Dardargelinta Dowlad-dhiska iyo Adeegyada...

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo si gaar ah diiradda loogu saaray dardargelinta...

XULASHADA