Go’aamo kasoo baxay shirka nabadda ee beelaha gobolka Sanaag
Shirkii beelaha wada dega gobolka Sanaag uga socday magaalada Ceerigaabo ayaa laga soo saaray qodobo ay ugu muhiimsan yihiin in nabad lagu wada noolaado,...
Dibadbaxayaal weeraray booliiska dalka Ireland
Lix qof ayaa la xiray ka dib markii booliska Ireland lagu weeraray dhagxaan, baaruud iyo dhalooyin xilli ay ku sugnaayeen bannaanka hotel ay degganaayeen...
Somaliland oo sheegtay in ay xal u raadinayso caqabadaha kaga yimid fiisaha danabaysan ee...
Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarada Somaliland ayaa sheegtay inay ka war-hayso cabashooyinka iyo culaysyada soo kordhay toddobaadyadii u dambeeyay ee ay qabaan dadka...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xiritaanka hay’adda USAID uu si weyn u saameeyay dhaqaalaha...
Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya, ayaa sheegay in xiritaanka Hay’adda Maraykanka u qaabilsanayd Horumarinta Caalamiga ah (USAID) ay saameyn weyn ku yeelatay dhaqaalaha dalka.
Hodan...
Galmudug oo mamnuucday in dekeda Hobyo laga soo dejiyo gaadiidka Ciidamada.
Maamulka Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay inay mamnuuc tahay oo la joojiyay in dekadda Hobyo laga soo dejiyo ama lagu raro gawaarida nooca Toyota...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan Gaar ah la yeeshay Xubnihii Hore ee Madasha Mucaaradka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan gaar ah oo albaabadu u xiran yihiin kula yeeshay madaxtooyada xubno hore uga tirsanaa...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka iyo Xildhibaano kale oo laga hor istaagay safar ay...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hoggaaminayay ayaa maanta laga hor istaagay iney u safraan...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay qorshaha dirista ciidamada Masar ee hawlgalka AUSSOM
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisaalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa Masar, Badr Abdelatty oo ku kulmay shirweynaha shanaad ee Aswan ee Nabadda iyo Horumarka...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyahii gobolka Hiiraan
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyahii maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska...
NIRA oo shaacisay waqtiga rasmiga ah ee lacag laga dhigayo qaadashada Kaarka Aqoonsiga
Hay’adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa shaacisay in wixii ka dambeeya 31-ka bishaan Oktoobar ee sanadkan 2025, qaadashada Kaarka aqoonsiga Qaranka...


















