Dhaqtar da’yar oo aano qabiil loogu dilay magaaladda Gaalkacyo
Dilalka aanooyinka qabiilka ee kusoo laab-laabtay magaalada Gaalkacyo, xarunta gobolka Mudug, ayaa markale si xanuun badan usoo ifbaxay kadib markii habeenkii xalay halkaas lagu...
Maxay kawada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa ka hadlay kulammo gaar ah oo uu la yeeshay hoggaamiyeyaasha qaar ee gobolka Geeska Afrika kadib markii shalay...
Guddiyo ka tirsan Koongaraska Maraykanka oo soo jeediyay in Maraykanku xidhiidh gaar ah la...
Laba Guddi oo Koongaraska Maraykanka u qaabilsan Ka hortagista isbalaadhinta Shiinaha, ayaa codsi u diray Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Marco Rubio, iyagoo ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Kulan Looga Hadlayay Maalgelinta Hawlgalka (AUSSOM)
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay kulan heer sare ah oo ka dhacay magaalada Guba ee dalka Itoobiya kaa oo diiradda...
Xamaas oo si adag uga hadashay xaaladda Qasa iyo hadalka Netanyahu
Xamaas ayaa si adag u cambaareysay ku dhawaaqista Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ee ku aadan burburinta tobanaan dhismo oo ku yaalla magaalada Qasa,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay furitaanka biya xireenka Itoobiya ay ku sameeysay...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay xafladda rasmiga ah ee furitaanka biyo-xireenka weyn ee Itoobiya dhistay mashruuca "Grand Ethiopian Renaissance Dam" (GERD).
Munaasabaddan...
Dowladda Soomaaliya oo difaacday Jaamacadda Carabta kaddib Eedeyntii Itoobiya
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa difaacay Jaamacadda Carabta kadib markii safiirka Itoobiya ee Soomaaliya uu ku eedeeyay ururka Jaamacadda Carabta inuu dhinac u janjeero muranka...
Madaxweyne Trump oo u hanjabay Xamaas
Ururka Xamaas ayaa sheegay in ay Maraykanka ka heleen hindisayaal loo soo marsiiyay dhexdhexaadiyayaasha oo ku saabsan sidii xabbad joojin looga gaadhi lahaa Qasa.
Bayaan...
Masar Oo Dhameystirtay Qorshihii Ciidamada Loogu Dirayo Soomaaliya
Dowladda Masar ayaa si rasmi ah u dhameystirtay qorshihii ay ciidamada ugu diri lahayd Soomaaliya, taasoo qayb ka ah ballanqaadyada iskaashiga amni ee labada...
Danjiraha Itoobiya ee Soomaaliya oo si adag u dhaliilay Jaamacadda Carabta
Danjiraha Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Amb. Suleiman Dedefo, ayaa si kulul u weeraray Ururka Jaamacadda Carabta, isaga oo ku eedeeyay in ay u adeegayso...


















