Feeryahanada Soomaaliyeed Ramla Ali oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho

0
Feeryahanada caanka ah ee Soomaaliyeed Ramla Said Ahmed Ali, oo loo yaqaan Ramla Ali, ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada...

Somalia’s Speaker of the House Meets U.S. Ambassador to Strengthen Bilateral Ties

0
Somalia’s Speaker of the Lower House Chamber of Somali Federal Parliament, Sheikh Aden Mohamed Nur (Madoobe), held talks on Monday in Mogadishu with U.S....

Wasiir Dirir ” Madaxweyne Deni ayaa samatabixin doona dawladnimada Soomaaliyeed”.

0
Xukuumadda Puntland ayaa markii ugu horreysay shaacisay in Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni uu u taagan yahay xilka Madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo Wasiirka Warfaafinta Puntland, Caydiid...

Puntland oo bilowday baaritaanka dilka nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi

0
Puntland ayaa ku dhawaaqday inay bilowday baaritaan ku saabsan sababihii ka dambeeysay duqayntii shalay lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi, kaasoo diyaarado aan la...

Soomaaliya oo Golaha ammaanka QM ka hor sheegtay in Israa’iil ay ku xadgudubtay madax...

0
Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay, Abubakar Cismaan Baalle, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Israa’iil ay la beegsatay magaalada Doha ee dalka Qatar, isagoo...

Wasaaradda Gaashandhiga oo faah faahin kasoo saartay khasaaraha ka dhashay Dagaalkii ka dhacay Ceeldheer

0
Wasaaradda Gaashandhiga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya ciidamada deegaanka ay saakay waaberigii hore si geesinimo leh uga...

Booliska Mudug oo gacanta ku soo dhigay nin xaaskiisa u dilay muran dhex maray.

0
Ciidamada Booliiska degmada Goldogob ee gobolka Mudug ee Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay Faarax Xasan Aadan, oo lagu eedeeyay inuu dilay xaaskiisa, Samsam Maxamed...

Soomaaliya oo si adag u cambaareysay weerarkii Israa’iil ku qaaday Qatar

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gardarrada ahaa ee ay maamulka Israa’iil ku qaaday dalka Qatar, gaar ahaan...

Dalal ay Soomaaliya kamid tahay oo codsaday in dib loo dhigo fadhigii Golaha ammaanka...

0
Aljeeriya, Pakistan, iyo Soomaaliya, iyagoo si dhow ula shaqeynaya dowladda Qatar, ayaa si rasmi ah uga codsaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in dib...

Khilaaf diblumaasiyadeed oo ka dhex taagan Safaaradaha Soomaaliya ee Tanzania iyo Kenya

0
Waxaa soo ifbaxay khilaaf diblumaasiyadeed oo u dhexeeya safaaradda dowladda federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania iyo safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, kaasi oo salka...

XULASHADA