Madaxweyne Xasan oo war kasoo saaray wadahadallada Jubbaland iyo Puntland

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Alcarabiya ayaa ka hadlay arrimo ku aadan khilaafka siyaasadeed ee kala dhexeeya...

Waqooyi Bari oo ka digtay abaabul dagaal ay Somaliland wado

0
Wasaaradda Amniga ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in si dhow ula socoto dhaqdhaqaaqyada colaadeed iyo abaabulka...

Madaxweyne Xasan Sheekh”Xiriirka Itoobiya iyo Masar midna kama hor imaanayo danaha Soomaaliya”

0
Madaxweynaha Soomaaliya, asan Sheekh Maxamuud, ayaa si qoto dheer uga hadlay mashruuca biyo-xireenka weyn ee Itoobiya (Grand Ethiopian Renaissance Dam – GERD) iyo saameynta...

Guddoomiye Mungaab oo sheegay in la dhisi doono Wadada Warshadaha, Daallo iyo Fagax

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray 12 waddo oo...

Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland

0
Western Union waxay ku dhawaaqday in ay xawilaadaheeda lacagaha ee caalamiga ah gaarsiineyso Soomaaliya and Somaliland. Macaamiisha ku sugan labada deegaanba waxay hadda lacag...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay inay u baahan tahay $40 milyan oo dollar si...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa caqabado dhaqaale oo ku aaddan qorshaheeda ay ku doonayso in ay ku soo saarto lacag cusub oo Shilin Soomaali...

Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Islaamka iyo Carabta oo maanta ka furmaya Qadar iyo Go’aan culus oo...

0
Magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar ayaa maanta si rasmi ah uga furmay shirweynaha hoggaamiyeyaasha wadamada Islaamka iyo Carabta, kaasi oo si gaar ah...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Dalka Soomaaliya

0
Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen, oo ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa si kulul weerar afka ah ku qaaday qaar ka...

Booliska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay dhalinyaro u geftay Madaxweyne Xasan Sheekh

0
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhiga degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay afar dhalinyaro ah oo ku eedeeysan...

Shariif Sheikh Axmed: Ceeb iyo fool xumo weyn laga dhaxli doonaa doorasho si khasab...

0
Madaxweynihii hore ee Dawladda Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed, ayaa si weyn uga digay in doorashooyinka qof iyo cod lagu qabto codbixiyeyaal lagu diiwaan gelinayo...

XULASHADA