Wadamada Carabta iyo Islaamka oo ku baaqay in ciidamada Israa’iil si degdeg ah uga...
Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Carabta iyo kuwa Islaamka oo kulan ku yeeshay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa waxay cambaareeyeen xadgudubka Israa’iil ee...
Taliska Ciidanka Danab ee Puntland oo xaqiijiyay in laga goostay mushahaarkii laguna hayo habjabaad...
Taliska Ciidanka Danab ee Puntland ayaa sheegay in maamulka hadda jooga uu joojiyay dhammaan xuquuqdoodii iyo mushaarkii ay ku lahaayeen, isla markaana ciidankooda lagu...
RW Xamsa oo ka Jawaabay Cabashada Shacabka ee qaadashada Kaarka NIRA.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ka jawaabayay Cabasho ka timid Bulshada ayaa Kormeer degdeg ah ku tagay mid ka mid...
Soomaaliya iyo Sudan oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka xilli Laga Walaacsan yahay Xaaladda El...
Wasiirka Dowladda Federaalka ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cali Maxamed Cumar, ayaa Axaddii xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowladda...
Shariif Sheekh Axmed “35 sano kadib qofka ku fakiraayo inuu isagu bedasho Dastuurka ee...
Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa markale weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna ku dheeraaday...
Iiraan oo ku tilmaantay Maraykanka soo saaraha ugu khatarta badan Nukliyeerka
Maalin uun ka dib markii uu madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu amray in dib loo bilaabo tijaabooyinka hubka Nukliyeerka, ayuu wasiirka arrimaha dibadda Iiraan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaybgalaya furitaanka Matxafka Qaran ee Dhaqanka iyo Taariikhda Masar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaas oo uu kaga...
Trump oo markale ku baaqay in Soomaaliya loo masaafuriyo Xildhibaan Ilhaan Cumar
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa dib u soo nooleeyay baaqyadiisii hore ee ahaa in la masaafuriyo xildhibaan Ilhan Cumar oo ka tirsan Congress-ka...
Wasaaradda Difaaca Turkiga oo beenisay in Dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay diyaaradaha dagaalka ee T129...
Wasaaradda Difaaca ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u beenisay warar dhowaan lagu faafiyay baraha warbaahinta, kuwaas oo sheegayay in Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Madaxweyne Xasan sheekh oo gaarey Dalka Masar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgalayo...


















