Omar Fateh oo looga adkaadey Doorashadda duqa Magaalada Minneapolis
Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey ayaa Arbacadii shalay ku guuleystay muddo-xileedkiisii saddexaad, kadib markii wareegii labaad ee tirinta codadka habka ranked-choice uu ka dhigay...
Madaxweynaha Eriteriya oo Dowlada Soomaaliya ugu Baaqey in ay ilaashato xeebaheeda”
Madaxweynaha Eriteriya, Isaayaas Afwerq oo waraysi siiyay warbaahinta Qaahira ee dalka Masaarida ayaa sheegay ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin...
Kooxda TPLF oo weerar culus ku qaaday gobolka Canfarta
Koox ka tirsan ciidamada TPLF ayaa gudaha u galay xuduudka Canfarta, waxayna qaadeen weerar, sida uu sheegay xafiiska isgaarsiinta ee gobolka Canfarta.
“Kooxda TPLF oo...
Dowladda Federaalka oo markii ugu horreysay ka hadashay dilka Caaqil Cumar Cabdullaahi Cabdi ee...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixiyay dilka caaqil Cumar Cabdullaahi Cabdi oo duqeyn cirka ah lagu dilay...
Tirinta codadka doorashada duqa Minneapolis oo socota
Weli waxaa socota tirinta codadkii laga dhiibtay doorashada duqa magaalada Minneapolis ee Mareykanka.
Ilaa hadda waxaa la tiriyay codadka boqolkiiba 4% codadkii la dhiibtay.
Duqa hadda...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxda AUSSOM si loo xoojiyo wada-shaqeynta...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha...
Muslimkii ugu horeeyay oo Loo doortay inuu noqdo Duqa Magaalada New York
Zohran Mamdani oo ah nin asal ahaan kasoo jeeda dalka Hindiya, islamarkaana kusoo barbaaray dalka Uganda ayaa ugu dambayn ku guulaystay inuu noqdp duqa...
Isbahaysiga Dimuquraadiga Soomaaliyeed oo Madaxweynaha ugu baaqay inuu dib u dhigo doorashada Gobolka Banaadir
Golaha Isbahaysiga Dimuquraadiga Soomaaliyeed (SDA), oo ay ku mideysan yihiin 23 urur siyaasadeed oo ay horkacayaan siyaasiyiin caan ah ayaa ugu Baaqay Madaxweyne Xasan...
Weerar lagu qaaday markab ganacsi oo marayay xeebaha Muqdisho iyo Cabsi xooggan oo ka...
Koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday markab ganacsi oo marayay xeebta Muqdisho, iyagoo rasaas ku furay markabka kadib markii ay isku dayeen inay fuulaan,...
Booliska Canada oo xiray nin cadaan ah oo weeraray qoys Soomaaliyeed
Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool Edmonton ayaa isugu yimid kulan deg deg ah kadib weerar nin caddaan ah uu ku qaaday rasaasna...


















