Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Yuusuf Xuseen...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo shir Shir uga qeyb galaya Sacuudiga
Waxaa Magaalada Jeddah ee waddanka Sacuudi Carabia gaara oo siweyn loogu soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka ah...
Wasiirka Amniga oo Kulan la Qaatay Safiirka Midowga Yurub
Wasiirka wasaaradda amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Axmed Sheekh Cali Doodishe ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo...
Golaha wakiilada Somaliland oo ansixiyey xubno ay horey u diideen
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay saddex xubnood oo ka tirsan guddida doorashooyinka Somaliland kuwaas oo ay hore u diideen...
Madaxweynaha Galmudug oo Abaabulka dagaal ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay Galgaduud September
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhulka ah ku maraya deegaano katirsan Gobolka Galgaduud, ayaa booqday degaanka...
Sidee ayuu u dhacay dilka toogasho ee Somaliland ku fulisay Afarta qof?
Somaliland ayaa Maanta Goob fagaaro ah oo kutaalla Banaanka Xabsiga Mandheera waxaa ay ku toogatay Afar Ruux oo lagu eedeeyay inay horay dilal u...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay tirada dadka ay saameysay Abaarta
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa faah-faahin ka bixiyey dadaallada ay waddo DFS iyo goobaha...
QM oo ka digtay Macluul ballaaran oo ka dhacda Soomaaliya
War kasoo baxay isku duwaha gargaarka degdega ah ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa laga digay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay macluul,...
Faah Faahin: Dhimasho & dhaawac ka dhashay qaraxii ka dhacay degmada Baraawe
Inta la xaqiijiyay hal Askari ayaa ku dhintay halka 8 Ruux oo 7 kamid ah Shacab yihiin ay ku dhaawacmeen qarax Miino oo Barqanimadii...
Hoos u dhac balaaran oo ku yimid Qiimaha khudaarta Suuqyada Baardheere.
Hoos u dhac balaaran oo dhinaca qiimaha lagu gato khudaarta bisil ee ay ka mid yihiin Yaanyada,Basasha,Mooska,Qaraha,Basbaaska,Bocorka iyo Bagalka ayaa laga dareemayaa suuqyada...


















