Dagaal xooggan oo ka socda Soohdinta Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe
Dagaal culus ayaa ka qarxay maanta meel ku dhow soohdinta u dhexeysa gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, kadib markii maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ay...
MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay hoggaanka ururada Siyaasadeed ee isku diiwaan geliyay...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan wadatashi ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadeed ee isu diiwaangeliyey doorashada, kuwaas oo door muhiim ah ka...
Howlgalka AUSSOM oo ka hadlay sababtii ciidamada Burundi uga baxeen degaanka Xawaadley
Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa sheegay in ciidamada Burundi ee ku sugnaa saldhigga Xawaadley looga daad gureeyay kaddib markii...
Shabakad Al-shabaab u Farsamayn Jirtay Gaadiidka Qaraxyada oo xukun lagu riday.
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukunno adag ku riday xubno lagu helay inay si toos ah ula shaqeynayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab,...
R/W ku xigeen Saalax oo soo xiray shirka looga hadlayay maareynta Hubka ee ka...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa soo xiray shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka, Rasaasta, iyo Ka Hortagga Qaraxyada Macmalka ah,...
R/wasaare Xamsa oo tagay halkii lagu soo dhisatay dowladnimada ee Magaalada Carta.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo weli ku sugan dalka Jabuuti, ayaa maanta booqday magaalada taariikhiga ah ee Carta oo ahayd...
Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka iyo Beesha Caalamka oo maanta Kulan ku yeeshay Muqdisho
Hoggaamiyeyaasha mucaaradka ee ku mideysan Madasha Samatabixinta Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay wakiillada beesha caalamka ee ku sugan magaalada Muqdisho.
Kulanka maanta oo daba...
Soomaaliya oo si rasmi ah loogu doortay xubinnimada UN-Habitat
owladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu doortay xubinimada UN-Habitat waxaana ay Soomaaliya ay afarta sano ee soo socota qayb ka ahaan doonta Golaha...
AFRICOM oo ugu baaqday Soomaaliya inay la wareegto masuuliyadda amnigooda facebook sharing button Sharetwitter...
Taliyaha Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Jen. Michael Langley, ayaa ku booriyay dalalka Afrika oo ay Soomaali kamid tahay inay la wareegaan doorka...
Dhisme ku dumay Degmada Howlwadaag iyo Dad Badan oo Khasaaro soo gaaray
Inta la xaqiijiyay in Seddex qof ayaa geeriyootay halka lix kale ay dhaawacyo culus soo gaareen, kaddib markii uu dumay dhisme uu shaqadiisu ka...


















