Alshabaab oo weear ku bilowday qaraxyo ka geysatay Magaalada Muqdisho
Baabuur ay saarnaayeen walxaha qarxa ayaa lagu weeraray xero Ciidanka Boolis militaaro ay ku leeyihiin degmada Dayniile.
Dad Goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay in...
Ra’iisal Wasaare Xamse oo Daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa Dowladda Soomaaliya ka taageereyso Dowladda Talyaaniga.
Ra’iisul...
Puntland oo sheegtay inay ku raad joogto soo qabashada dadkii ka dambeeyay dilka dhaqtar...
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dhinaca Puntland, Feysal Sheikh Cali (Jife jabsade) ayaa sheegay inay ku raad joogaan dadkii ka dambeeyay dilka dhaqtar caan ah...
Maraykanka oo Iran u fasaxaya $6 billion si ay u sii dayso 5 muwaadin
Dawladda Maraykanka ayaa qaaday tallaabo jidka u xaadhaysa in la sii daayo shan muwaadin oo u dhashay dalka Maraykanka kuwaas oo ku xiran dalka...
Qarax lala eegtay Ciidamada Kenya iyo khasaaro ka dhashay
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ayaa waxaa lala beegsaday Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Kenya ee ka howlgalla Gobolka Waqooyi...
Somaliland oo sheegtay in ay waxbarashada bilaash uga dhigayso shacabka ka barakacay Laascaanood
Wasiiro ka tirsan xukuumada Somaliland oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in dadka ka barakacay magaalada Laascaanood ay si bilaash ah u dhigan karaan...
Soomaaliya oo saxiixday heshiiska mamnuucidda tijaabada hubka Nukliyeerka
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay si rasmi ah u saxiixday 8-dii Sebtembar heshiiska caalamiga ah ee hubka Nukliyeerka, taasoo tirada saxiixayaasha ka dhigeysa 187.
Abuukar...
Golaha shacabka oo ka dooday Mowshin ku saabsan Xariga Jeneraal sheegow
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 25-aad ee Golaha Shacabka.
Ajandaha kulanka...
Ra’iisal Wasaare Xamse oo Daahfuray Mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID-19
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa si...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii saaka ka dhacay Owdheegle
Dagaal xoogan ayaa Maanta ka dhacay degmada Owdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa waxaa...


















