Banaanbaxii lagu waday inuu maanta ka dhaco Muqdisho oo la baajiyay
Dadaalo ay hormuud u ahayeen Imaamyadda, Ugaasyadda iyo guddi Xildhibaano ahaa ayaa suurtagaliyay in la baajiyo banaanbaxii lagu waday inuu maanta ka dhaco magaalada...
Wasiir Fartaag “Laamaha amniga Caasimada waxay amar u qabaan cid kasta oo amniga lid...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo guddomiyay shir looga hadlayey amniga Caasimadda oo ay yeesheen Hey’adaha amniga iyo...
Sheekh Shariif oo ku baaqay in la sii daayo dad ay xireen Ciidamada Ammaanka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa war ka soo saaray dad ay xireen ciidamada ammaanka ee Soomaaliya.
“Waxaan aad u cambaareynayaa islamarkaana...
Madaxweynaha soomaaliya oo khudbad ka jeediyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay
Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa amar ku bixiyay inaan magaalada Muqdisho lagu qaban karin banaanbax aan...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo si adag uga horyimid banaanbax ay ku baaqeen Mucaaradka
Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa amar ku bixiyay inaan magaalada Muqdisho lagu qaban karin banaanbax aan...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku eedeeyay Mucaaradka inay isku dayeen afgambi dhicisoobay
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul uga hadlay weerarkii hubeysnaa ee shalay ka dhacay saldhigga Booliska ee degmada Wardhiigley ee Gobolka...
Sheekh Shariif oo cambaareeyay dhibaatadii Shacabka loogu geystay Siinaay
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareey falkii Maanta Ciidamada dowladda kula kaceen shacabka Siinaay.
“Ciidanka Booliska ee sheekha waayeelka ah...
Madaxweynha Soomaaliya oo caddeeyay goobaha la dajindoono ciidamada Masar
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in ciidamada Masar lagu dejin doono gobolka Shabeellada Dhexe, gaar ahaan inta u dhexeysa degmooyinka...
Iska hor imaad goordhaw Muqdisho ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo kuwa Mucaaradka
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya iska hor imaad kooban ayaa goordhoweyd ka dhacay afaafka hore ee saldhiga degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho....
Dowladda Soomaaliya oo Dalka ku Soo Celisay 173 Muwaadiniin Laga Soo Daayay Xabsiyo ku...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 173 muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xirnaa xabsiyo ku yaalla dalka Libya, halkaas oo ay...

















