Donald Trump oo sheegay inuu mar kale weerari doono Iran, hadii ay dib u...

0
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa si adag u weeraray Hoggaamiyaha Sare ee Iran, Ayatollah Cali Khumayni, isagoo shaaciyay inuu ka laabtay qorshihii uu ku...

Khilaafka Puntland iyo DFS oo Kala Qaybiyay Xisbiyada Siyaasadeed ee Puntland

0
Khilaafka u dhexeeya Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si toos ah u saameeyay xisbiyada siyaasadeed ee Puntland. Qaar ka mid ah xisbiyadan ayaa...

Mareykanka oo dhaqaale ku taageeraya Hay’ad gargaar oo ka howlgasha Gaza

0
Maraykanka ayaa sodon milyan oo dollar oo dhaqaale ah siin doona Hay’adda Gargaarka ee Gaza, oo ah hay’ad lagu muransan yahay oo ay taageeraan...

Madaxweynihii hore Soomaaliya oo soo dhoweeyay wada hadalka u bilowday Dowladda iyo Mucaaradka

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay wada hadalada u bilowday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ee...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu baaqay Somaliland dib u bilaabista wadahadalladii labada dhinac

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay Somaliland in dib loo bilaabo wadahalladii u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, isagoo...

Puntland iyo Jubbaland oo ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku tagrifashay awoodaha Federaalka

0
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Deni iyo  Axmed Madoobe, ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay si ku tagrifal ah u adeegsanayso awoodaha federaalka...

Mucaaradka oo Villa Somalia kula kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah Madaxtooyada Qaranka ugu qaabilay mas’uuliyiinta Mucaaradka oo isugu jira Madaxweyne hore, Ra’iisul Wasaareyaal hore,...

Sirdoonka Maraykanka iyo maamulka Trump oo isku khilaafsan baaxada burburka loo gaystay nukliyeerka Iran

0
Kadib weerarkii cusla ee Mareykanku ku qaaday xarumaha nukliyeerka Iran, doodaha iyo is khilaafaadka ka dhashay qiimeynta saameynta weerarka ayaa cirka isku shareeray, iyadoo...

MW Xasan Sheekh iyo Mucaaradka oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay shir ku yeeshaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo golaha samatabixinta Soomaaliyeed oo ay mideysan...

Koofi oo sheegay inuu jiro qorshe ay Dowladda ku beegsanayso xubno ka tirsan Mucaaradka

0
Xoghayaha Guud ee Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed Dr Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay maleegeyso qorshe ay duulaan ugu tahay xubnaha Mucaaradka...

XULASHADA