Madaxweyne Xasan iyo Amiirka Qatar oo tababar usoo xiray saraakiil cusub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Amiirka Dalka Qatar ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalanjabinayeen saraakiil ka tirsan ciidamada cirka ee dalalka Soomaaliya, Qatar iyo Urdun,...
Golaha Wakiilada Somaliland oo sharci jabin ku tilmaamay xeerka uu mdaxweynuhu ku celiyay Golaha...
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sharci jabin ku tilmaamay xeerka doorashooyinka ee Xeer Lr 91 oo uu madaxweynuhu dib ugu celiyay Golaha Guurtida.
Golaha Wakiilada ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheikh: Ma lihin wax qorshe ah oo aan dagaal kula galayno Itoobiya
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud oo wareysi uu siiyey Al-Carabiya iyo Al-xadath, ayaa sheegay in Soomaaliya aysan ku talo jirin inay dagaal la...
Qaramada Midoobay oo ku boorisay Itoobiya iyo Soomaaliya inay wada hadlaan si loo xalliyo...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku booriyay Addis Ababa iyo Muqdisho inay furaan wada hadal ay ku xalinayaan murankooda ku saabsan...
Madaxweynaha Somaliland oo xeerka doorashooyinka dib ugu celiyay Golaha Guurtida
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xeerka doorashooyinka ee Xeer Lr 91 dib ugu celiyay Golaha Guurtida.
Madaxweyne Biixi oo xeerkan losoo gudbiyay kadib markii...
Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay Ku xgeenka QM Atul Khare
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka taageerada...
Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay hindise sharciyeed cusub
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadi ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho.
Golaha ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hawlgabka iyo Liiltirka...
Ukraine oo soo bandhigtay nin Soomaali ah oo ka barbar dagaalamayay ciidamada Ruushka
Dowladda Ukraine ayaa soo bandhigtay Caadil Cabdillaahi Maxamed oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo 28 jir ah, kaasoo ka tegay Muqdisho, laguna qabtay dagaalka Ukraine.
Ninkaan...
Somaliland oo sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu hoggaaminayo dagaal ka dhan ah qadiyadeeda
Wasiirka Arrimaha Dastuurka Somaliland Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay in uu horkacayo dagaal lagaga soo horjeedo Somaliland.
Waxa uu sheegay in...
Soomaaliya iyo Masar oo maanta lagu wado inay kala saxiixdeen heshiis dhinaca militariga ah
Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah El-Sisi ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ka wada hadleen sidii loo...


















