Sirdoonka Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan...

0
Hay'adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay qabatay laba xubnood oo ka tirsan Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuwaasi oo doonayay in ay...

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in Turkigu sii wadidoono dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia

0
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka wada hadlay arrimaha labada dal, gobolka iyo guud ahaan...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo loo diiday in uu tago degaan katirsan Hiiraan & xiisad ka...

0
Wararka naga soo gaaraya degaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkasi ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay in loo...

Turkiga oo ku hanjabay in uu ku biiri doono dagaalka ka dhanka ah Israa’iil

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii shalay sheegay, in laga yaabo in Turkiga uu gudaha u galo Isra’il, si la mid ah sidi...

Shirweynaha Culimada oo ka furmay Muqdisho

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ka daahfuray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo sanadkii labaad lagu qabanayo dalka. Shirweynaha Culimada oo ay...

Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo xiriirka u jaray mid ka mid ah wasaaradaha DF

0
Maamullada Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa maanta ku dhowaaqay inay gebi ahaan xiriirka u jareen wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta dowladda Soomaaliya oo maanta...

Booliiska Soomaaliya oo digniin u diray dadka shacabka ah ee wali degan dhulalka danta...

0
Afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal burburin ah oo aroornimadii hore ee saakay ku qaadeen dhulkii hore ee...

Ciidamada dowladda oo howlgal burburin ah ka wada dhulkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

0
Ciidamo isugu jira Booliis iyo Nabadsugid ayaa howlgalo burburin ah ka wada dhulkii hore ee Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo ku yaala degmada Boondheere...

Dowladda Soomaaliya oo guul muhiim ah ku tilmaamtay meel marinta in Turkigu ciidamo u...

0
Baarlamaanka Turkiga ayaa meel mariyay qaraar ku saabsan in ciidamada qalabka sida ee Turkiga la geeyo Soomaaliya muddo labo sano ah. Wakaalladda Wararka Turkiga ee...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaHabka Wanaagsan ee Diyaarinta Digada Xoolaha wax beerashada Fiican,Diyaarinta Dhulka , Sida kor loogu Qaado Wax soosaarka Dalagyada...

XULASHADA