Maxaabiis katirsan Alshabaab oo ka baxsaday xabsi kuyaala waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland
Sida ay sheegayaan xogaha aan helayno, maxaabiis ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo ku xukumnaa dil toogasho ah ayaa ka baxsaday xabsi kuyaala waqooyiga magaalada ...
Go’aamo nabadeed oo lagasoo saaray colaaddii ka taagnyad degmada Luuq ee gobolka Gedo
Guddi loo xilsaaray nabadaynta colaadda degmada Luuq ayaa soo saaray go’aamo nabadeed oo lagusoo afjarayo colaaddii u dhaxaysay saddex beelood oo wada degmada Luuq...
Maxkamdda gobolka Banaadir oo xukun ku riday Dhalinyaro caan ka ah baraha bulshada
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun kasoo saartay dacwad loo heystay dhallinyaro caan ka ah baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, kuwaas oo ku eedeysanaa...
Khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca weerarkii Xeebta Liido oo korortay
Wasaarada Caafimaadka dowladda Fedaraalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay inuu kordhay khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee ka dhashay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Maareynta Wanagsan ee Barwaaqeeyaha Sida kor loogu Qaado Wax dhalista iyo Nafaqeynta Ciida
Waa subaxnimo Axad ah saacaduna...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in la xiray saraakiishii shaqada ku lahayd goobaha la...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in la qaadday tallaabooyin adag oo lagula xisaabtamayo saraakiishii shaqada ku lahayd goobaha la weeraray, qaarkoodna...
Madaxweyne hore Sheekh Shariif oo ku baaqay in loo Gurmado Dadkii ku waxyeeloobay Qaraxyadii...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliy Shariif Sheekh Axmed ayaa war uu soo saaray ku baaqay in loo Gurmado Dadkii waxyeelada uu ka soo gaaray Qaraxyadii...
Madaxweynaha JFS oo kulan deg-deg ah isugu yeeray saraakiisha amniga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen laamaha Amniga dalka, kaasi oo hay’adaha...
Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay weerarkii Xeebta Liido
Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan oo goordhaw shir jaraa'id ugu qabtay warbaahinta gudaha magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha...
Iskusoo bax lagu cambaaraynayay dilka hoggaamiyihii Xamaas oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Kumanaan shacabka magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan culima-awdiin ayaa sameeyay iskusoo bax ballaaran oo ay ku cambaaraynayeen dilka Yahuuddu u geysatay hoggaamiyaha garabka...


















