William Ruto oo ku taageeraya Raila Odinga Jagada Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika
Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa xarunta madaxtooyadda Kenya ka daahfuray ololaha ay Kenya ku raadinayso Xilka guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika oo uu u sharraxanyahay...
DF oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad
Wasaaradda Waxbarashada Hiddiha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad Dugsiga Sare ee Dalka.
Wasaaradda waxbarashadda ayaa...
Dowladda Fedaraalka oo deeq lacageed u qeybisay qoysaskii dadkoodu ku dhinteen weerarkii Liido
Guddiga gurmadka qaran ee qaraxii xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa shalay deeq lacageed gaarsiiyay qoysaska dadkoodii ku dhinteen weerarki kooxda Al-shabaab ka geysatay...
Puntland oo qabatay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ‘is-qarxiya’ iyo 7 qof oo xiriir...
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa qabtay hub ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo adeegsado is-miidaaminta, kuwaas oo aan horay loogu arkin gudaha...
Kooxda Marwo Caafimaad ee degmada Baardheere oo la guddoonsiiyey shahaadooyin
Kooxda Marwo Caafimaad ee degmada Baardheere ayaa la guddoonsiiyey shahaadooyin ka dib xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, Isla markaana ay ka...
Dadaalada xabbad-joojinta Gaza oo mar kale Fashilmay
Wadahadallado heerkoodu sarreeyay oo ay magaalada Qahira ku yeesheen ergooyin ka socday dowladaha dhexdhexaadinaya Isra’il iyo Xamas, ayaa mar kale ku soo dhammaaday is...
Al-Shabaab oo u digay ganacsatada iyo bangiyada dalka kadib tallaabadii D
Ururka Alshabaab oo ka hadlay Canshuuraha ay DFS soo rogtay ee 5%-ta ah ayaa meel adag iska taagay qaadisteeda iyagoo ku tilmaamay dhac loo...
Madaxweynahii hore ee dalka iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Beelaha Hawiye oo ka...
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hoyga uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho kulan ugu sameeyay qaar ka mid ah Xildhibaanada...
Madaxweyne Biixi oo sheegay in go’aamada dowlada Soomaaliya anay waxba yeeli doonin Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay in uu rabo in uu cunaqabateeyo Somaliland, xili ciidamo ajinabi ahi ay ilaaliyaan nabada...
Xasan Sheekh “Labada sano ee soo socotaa waa ka duwanaan doonaan sidii hore”
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenimadii Sabtida meel fagaare ah ka sheegay in labada sano ee soo soctaa ay ka wanaagsanaan doonaan, labadii...


















