Wasiir Axmed Fiqi oo la dardaarmay 12 safiirro magacaaban iyo labo qunsul guud
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah kula dardaarmay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho...
Safiirka UK ee Soomaaliya oo ka jawaabay eedayn uga timid wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa cambaareeyay hadal uu bartiisa X kusoo daabacay safiirka UK ee Soomaaliya, kaasoo uu Soomaaliya...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Waa riyo aan rumoobi doonin in Itoobiya ay dhulkeena qaadato ee...
Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale si adag uga hadlay damaca iyo xadgudubka dowladda Itoobiya ee ku aadan helista qeyb ka...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona waraabka iyo Maareynta Biyaha ,Qeybtan ayaa muhiim u ah Waraabka Beerta in si joogta ah wax loo...
Xildhibaano mooshin culus ka gudbiyey canshuurta lagu soo rogay shacabka
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa goordhow gudbiyey Mooshin ka dhan ah Canshuurta Iibka ee lagu soo rogay Shacabka.
Xildhibaanada oo kor u dhaafaya...
Faysal Cali Waraabe oo heshiiska Masar iyo Soomaaliya ku tilmaamay talaabo aan laga fiirsan
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in heshiiska ciidan ee Masar iyo Soomaaliya uu qalalaase galindoono Soomaaliya.
Faysal Cali Waraabe...
Wasiirada Wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka ee Dowlad Goboleedka Jubaland oo lagu soo dhaweeyey...
Waxaa Maanta degmada Baardheere ee Gobolka Gedo si heer sare ah lagu soo dhaweeyey,Cadar Ismaaciil Juraati oo ah Wasiirada Wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka...
Uganda oo Maraykanka oo ka dalbatay 100 Bilyan oo dollar ah oo ah magdhowga...
Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda General Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiil uu dhalay Madaxweyne Museveni ayaa Mareykanka ka dalbaday magdhow dhan $100bn oo ah khasaaraha...
Wasaaradda Maaliyadda oo ganacsatada fartay inay dhaqan galiyaan canshuurta iibka ee badeedacaha iyo adeegyada
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in 18-ka bishaan dhammaan xarumaha ganacsiga ay dhaqan galiyaan canshuur dhan 5% ah...
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo qaylo dhaan Ka muujiyay hubka sharci darada...
Ergeyga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle ayaa walaac xooggan ka muujiyay hubka sharci darada ah ee dhawaan laga keenay dalka Itoobiya.
Arrintaan...


















