Birhanu Jula: DF oo aan Muqdisho maamuli karin, lama dagaalami karto Itoobiya
General Birhanu Jula, taliyaha Ciidamada militeriga Itoobiya ayaa markale u gefay dowladda Soomaaliya, oo ku tilmaamay mid dafiic ah, oo xitaa aysan maamuli karin...
Isra’il oo gantaal ku dhufatay masajid ku yaalla Gaza
gu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay 20 kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay millatariga Isra’il duqeyn cirka ah la beegsadeen...
Shirkada Dahabshiil oo u Hoggaansantay Amaradii Dowlada Soomaaliya
Shirkada Dahabshiil ayaa mareegaheeda ka saartay magaca 'Somaliland' iyada oo u hoggaansamaysa amarkii dowlada Soomaaliya.
Dahabshiil ayaa dhawaan magaca 'Somaliland', kasaartay mareegaheeda dirista lacagaha, taasi...
Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay dhaqaale ku bixisay faafinta dacaayad ka dhan ah...
Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Jubbaland, Maxamed Xasan Xiis ayaa ku eedeeyay madaxtooyada Soomaaliya inay dhaqaale ku bixisay sidii dayaacad iyo cay saxaafadda loogu marin lahaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Khudbad Xasaasi ah ka jeediyay Shirka Golaha Amaanka Qaramada...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay shirka golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ee...
Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo isku mari la’ qodobka Doorashooyinka dalka
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxda golaha wadatashiga Qaranka ee ku shirsan maalintii sadaxaad magaalada Muqdisho iney isku khilaafsan yihiin hanaanka loo wajahayo...
Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo Maanta ka hadlaya arrimaha Doorashooyinka, Amniga iyo Siyaasadda
Shirka golaha wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeya madaxda dowladda Fedaraalka, kuwa dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta galaya maalintii labaad.
Shirkaan oo...
Puntland oo beenisay khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka inuu salka ku hayo diidmada raysal...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Ilyaas Cilmi Lugatoor ayaa beeniyay in khilaafka kala dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya uu salka ku hayo diidmo ay ka qabaan...
Ku dhawaad 50 ruux oo Tahriibayaal ahaa oo ku geeriyooday xeebaha dalka Jabuuti
Laanta Socdaalka ee Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay in 45 ruux oo tahriibayaal ahaa ay ku dhinten xeebaha dalka Jabuuti, kadib markii quuseen biyaha Badda...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ciidamo kala soo degay Muqdisho
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho.
Laftagareen ayaa...


















