Masar oo Soomaaliya ka dhisaysa howlgalkeeda military ka hor bixitaanka ciidamada Itoobiya

0
Masar ayaa lagu soo waramayaa inay dhiseyso howlgalkeeda milateri ee Soomaaliya ka hor inta aan la gaarin bisha December 31-da oo ku beegan in...

Itoobiya oo shirkii ugu horreeyay u qabatay Wasiirada Difaaca Afrika

0
Shirkii u horeeyay ee Wasiirada Difaaca Afrika oo ay Itoobiya si iskeed ah u soo qaban qaabisay ayaa ka furmay magaaalda Addis Ababa, isagoo...

Dowladda Soomaaliya oo deeq waxbarasho siinaysa 30 kamid ah ardayda Suudaan ee colaaduhu saameeyeen

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa dhawaaqday furitaanka deeqo waxbarasho loo fidinayo 30 kamid ah ardayda Suudaan ee doonaya in ay...

Amb. Axmed Ciise Cawad: Xulufaysiga ay Soomaliya la sameysatay Masar iyo Eritrea waa mid...

0
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Ambassador Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in uusan wax badan sii jiridoonin xiriirka xulufaysiga ah ee ay Soomaaliya...

Xiisad colaadeed oo ka taagan degmada Badhan ee Gobolka Sanaag

0
Iska hor imaad kooban ayaa saakay ka dhacay degmada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaas oo ciidamada Puntland iyo maamulka Maakhir State ay ku isku...

Muxuu ku saabsanaa shirweynaha uu maanta daah-furay R/W Xamza ee ka dhacay...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka....

Dagaal u dhaxeeya laba Ciidamo ka wada tirsan DF oo Xaley ka dhacay...

0
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalka oo laba maleeshiyo beeleed Xalay ku dhexmaray gudaha magaalada Luuq ee gobolka Gedo. Dagaalka oo qarxay fiidnimadii hore...

Xiisad ka dhalatay dilka 4 askari oo maanta ka taagan degmada Afgooye

0
Xiisad xoogan oo ka dhalatay dilka 4 askari ayaa maanta ka taagan degmada Afgooye, halkaas oo ay dadweyne careysan ka dhigeen dibadbax. Dilka 4 askari...

Hay’adda Duulista oo diyaaradaha Droneska ka mamnuucday agagaarka garoonka Aadan Cadde

0
Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa soo saartay awaamiir cusub oo lagu mamnuucayo in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay ka howlgalaan masaafo dhan 5-mayl-badeed ee...

Raysal Wasaare ku xigeenka dalka oo ka horyimid xil ka xayuubintii lagu sameeyay

0
Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa si adag uga horyimid talaabadii uu Shalay guddoomiyaha Aqalka sare uga xayuubiyay xubinimadii...

XULASHADA