SSC Khaatumo oo Markale Somaliland Ku Eedaysay Colaada Ceerigaabo

0
Maamulka SSC Khaatumo ayaa sheegtay in Somaliland ay si badheedh ah u beegsatay qaar kamid ah shacabka Ceerigaabo, kadib dagaal 2 maalmood magaalada ka...

Dowladda Federaalka oo ku baaqday in si sharuud la’aan ah loo joojiyo dagaalka Ceerigaabo

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta XFS ayaa sheegtay in ay si dhow ula socoto colaadda labaddii maalmood ee ugu dambeeyey beelaha walaalaha ah...

Maamulka Jubbaland oo markii labaad Muqdisho u diray askartii lagu qabtay dagaalkii Raaskambooni

0
Maamulka Jubbaland ayaa maanta markii labaad magaalada Muqdisho u diray askar katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo lagu qabtay dagaalkii todobaadkii hore ka...

Golaha Wasiirada XFS oo yeeshay kulan looga hadlayay dib u eegista Dastuurka

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya oo xalay  yeeshay kulan gaar ah, oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu soo...

Dagaal maalintii labaad ka Socda Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag

0
Dagaal maalintii labaad galay ayaa ka soconaya magaalada Ceerigaabo, halkaas oo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatumo ay ku dagaalamayaan qaar ka mid ah...

Puntland oo ku baaqday in Soomaaliya dib loogusoo celiyo cunaqabataynta hubka ee saarnayd

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid (Juxa), ayaa sheegay in khataro halis ah ay soo wajahday ammaanka Soomaaliya, ka dib markii laga qaaday...

Khasaare xoogan oo maanta ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay Galgaduud

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta dagaal beeleed dhaliyay khasaare xoogan uu ka dhacay deegaanka Xarar-xayle oo hoostaga degmada Ceelbuur...

Xukuumada Cusub ee Somaliland oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Heshiiskii Ankara iyo Isfahankii Itoobiya

0
Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sheegtay in heshiiskii Ankara ee dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya uu yahay arrin aan khuseyn Somaliland, waxa kale oo ay...

Wasiir Fiqi: Qorshaha ciidamada AUSSOM qeyb kama ahayn wada-hadalladii Ankara

0
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya,  Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay qorshaha ciidamada AUSSOM in uusan qeyb ka ahayn wada-hadalladii magaalada Ankara ee ay...

Ka dhageyso Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere

0
Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA Maalin kasta oo Khamiis ah aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley 2;30 Duhurnimo ilaa...

XULASHADA