Dowladda Eritrea oo sheegtay inay xiriirka u jari doonaan hadii ay cadaato in Soomaaliya...
Cabdulqaadir idris oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Eritrea kala taliya Arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin heshiiskii ay Dowladda Soomaaliya ay lagashay...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Itoobiya marin badeed laga siinayo badda Cas
Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya marin dhanka badda ah laga siin doono Badda Cas, si ay Itoobiya uga hesho deked ganacsi.
Wasiirka...
Dawlada Itoobiya oo iska fogeeysay Dagaalkii Doolow
Itoobiya ayaa sheegtay inay aad uga xumaatay hadalka kasoo yeeray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya 23-kii December 2024 oo ku eedeeysay Ciidamada Itoobiya...
Xaalada degmada Dolow oo degan,ka dib Dagaalkii shaley ka dhacay degmadaasi
Wararka naga soo gaaraya degmada Dolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka xaalad kacsanaan ah ay ka jirto gudaha degmadaasi oo ay shalay...
Masar oo xaqiijisay inay ciidamado ku biiranayso howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Masar ayaa ciidamadeeda ku biirin doonta ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas ayaa sidaasi ka sheegay magaalada Qaahira.
"Masar...
Soomaaliya iyo Itoobiya oo kawada hadlay dhameystirka Qodobadii kasoo baxay Shirkii ka dhacay Ankara
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya Ambassador Misganu Arga ayaa kulan kula qaatay magaalada Addis Ababa Wasiiru Dowlaha wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali...
Soomaaliya oo la wareegtay xilka Guddoomiyaha Golaha Wasiirrada Gaashaandhigga ee Ciidanka Heeganka ah ee...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Rwanda kala wareegtay Hoggaanka Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika (EASF) oo ah urur goboleed uu waajibaadkiisu yahay kor u...
Faransiiska oo sheegay inuu Itoobiya ka taageerayo sidii bad ku heli lahayd
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in dalkiisu uu taageerayo doonista Itoobiya ee ku aaddan helitaanka badda iyada oo loo marayo shuruucda caalamiga ah...
Madaxweynaha Somaliland oo soo jeediyay in wadahadal lagu dhameeyo colaadda gobollada Sool iyo Sanaag
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay inuu rabo in wadahadal lagu dhameeyo xasaradaha ka taagan gobollada Sool iyo Sanaag.
Madaxweyne Cirro, oo kulan...
Jubalanad oo Dowladda Federaalka uga digtay faragalinta ay ku hayso Gobolka Gedo
Madaxweyne Kuxigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo gaaray Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay wali...


















