Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Jabuuti

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka dib martiqaad uu...

Ka dhageyso Radio Markabley Maalin iyo Habeen Fariimaha Wacyi gelinta Daryeelka Bulshada

0
Ka dhageyso Radi Markabley Baardheere Maalin io Habeen kasta Fariimaha wacyi gelinta Daryeelka Bulshada. Farimaha Wacyi gelinta ee Daryeelka Bulshada waxay idinkaga timid hay’adaha Human...

Madaxweyne Koonfur Galbeed oo Magacaabay labo Guddoomiye Gobol

0
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta xilalkii ka qaaday guddoomiyeyaasha gobollada Baay iyo Shabeelaha Hoose, isaga oo...

Wasiir Karoore “Dadkii Askarta Qaranka ku dilay Ceel baraf waa la yaqaan sharciga ayaana...

0
Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu shaqada kaga joojiyay gudoomiyahii deegaanka Ceel baraf ee...

Golaha Ammaanka oo ansixiyay in Soomaaliya la geeyo 12,626 askari oo katirsan howlgalka cusub...

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meel mariyay qaraar qabyo ah oo lagu dhisayo Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). 15-ka xubnood...

Wasiir Fiqi oo beeniyay in DFS ay Itoobiya Marin biyood ka siineyso badda cas

0
Wasiir Arimaha dibada Soomaaliya  Axmed Macallin Fiqi ayaa qoraal uu ku baahiyay barta X ku sheegay inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya in Itoobiya...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadallo la yeeshay dhigiisa Eritrea

0
Iyada oo qayb ka ah wada tashigooda, Madaxweyne Isaias Afwerki iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wada-hadallo ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada – oo ku saabsan...

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka hadlay doorka Gobolka...

0
 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka oo...

Xildhibaano katirsan baarlamaanka oo cambaareeyay xayiraada dowladdu kusoo rogtay duulimaadyada Doolow

0
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u canbaareeyay go’aannada lagu xayiray duulimaadyada rayidka ah ee Doolow, kuwaas oo ay sheegeen in ay ka...

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay agaasimaha sirdoonka maamulkaasi

0
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro ayaa maanta agaasime cusub u magacaabay hay’adda sirdoonka maamulkaasi, kadib wareegto uu soo saaray. Cirro ayaa agaasimaha cusub ee...

XULASHADA