Soomaaliya iyo Yemen oo xoojinaya Iskaashiga Amniga iyo midka diblomaasiyadeed

0
Madaxweyne ku xigeenka Golaha Hogaaminta Qaranka Yemen, Caidarus Az-Zubaidi, ayaa magaalada Caden kulan rasmi ah kula yeeshay Safiirka Soomaaliya ee Yemen, Cabdulxakiin Maxamed Axmed,...

Israa’iil oo go’aan ku gaadhay in ay si buuxda ula wareegto magaalada Qasa

0
Xukuumadda Israa’iil ayaa ansixisay qorshe uu soo jeediyay Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu, oo ah in ciidanka Israa’iil ay si buuxda ula wareegaan magaalada Qasa...

Daroogo dalka lasoo galinaayay oo lagu qabtay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho

0
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya oo kaashanaya hay’adaha amniga oo garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay 189 Kartoon...

Banaanbax looga soo horjeedo Itoobiya iyo Axmed Madoobe oo ka socda Beledxaawo

0
Shacabka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta dhigay bannaanbax ballaaran oo ay uga soo horjeedaan amar dhowaan kasoo baxay ciidamada Itoobiya ee ku...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay xubno ka tirsana Al-shabaab

0
Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xukun dil toogasho ah ku fulisay saddex eedeysane oo hore loogu helay dambiyo...

Dowladda Fedaraalka oo si adag uga hadashay xaalada gobolka Gedo

0
Wasaaradda amniga gudaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney si dhaw ula socoto dhaqdhaqaaqyada xasilooni darada ah ee ka jirta gobolka Gedo. Warsaxafadeed...

Netanyahu oo qabtay kulan amni oo looga hadlayo “qabsashada” dhulka Qaza

0
Warbaahinta Israel ayaa soo xigtay ilo xog ogaal ah oo sheegaya, in Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu, uu u dhaqaaqayo “qabsashada Marinka Gaza,” taasoo qayb...

DFS oo ku dhawaaqday shuruud Cusub oo Socdaalka la Xiriira

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan muhiim ah oo ay yeesheen Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJ) iyo Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka...

Wasiirkii hore oo khalad weyn iyo ceeb qaran ku tilmaamay inaysan dowladda iska hubin...

0
Wasiirkii hore ee Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa si adag u dhaliilay dowladda Federaalka, isagoo ku eedeeyay in aysan si dhab...

Itoobiya oo Dalbatay in Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Si Degdeg ah uga Baxaan...

0
 Waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ka taagan degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, kadib markii saraakiil sare oo ka tirsan milateriga Itoobiya ay shalay booqdeen magaalada...

XULASHADA