Booliska Soomaaliya oo xiray Weriye Cali Aadan Muumin
Bayaan ay soo saareen Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in taliska ciidanka ee Degmada Xamarweyne soo xireen weriye Cali Aadam Muumin oo ay...
Masar iyo Eritrea oo sheegay in aanay Badda cas ammaankeeda ku lug yeelan karin...
Wasiirka arrimaha dibadda Masar, Badr Abdelatty, ayaa Jimcihii wafdi uu hoggaaminayo ku tagay magaalada Asmara halkaas oo uu kula kulmay madaxweynaha Eritrea Isaias Afeworki....
IGAD oo ka hadashay sida ay u xaliyeen khilaafka u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya
Urur goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay xiriirka diblumaasiyadeed ee ka soo cusboonaaday Itoobiya iyo Soomaaliya, kaddib booqashadii Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu Khamiistii...
Madaxweynaha Jubbaland oo si faahfaahsan uga hadlay waxyaabahii keenay khilaafka kala dhaxeeya dowladda Fedaraalka
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa markii ugu horeysay si qoto dheer uga hadlay waxa keenay khilaafka adag ee kala dhexaaya...
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo diiday inuu qabto Mooshin ay soo diyaareen Senatorada Aqalka sare
Senator Cabdiweli Ibrahim Aden (Garyare) ayaa u sheegay warbaahinta maxaliga ah in Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya uu maanta ka diiday senatarada inuu ka...
MW Deni oo 7 cisho u qabtay in ay cafis ku dalbadaan dadka la...
Madaxweyne dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo habeenimadii xalay ka hadlay dagaalka argagixisada ayaa sheegay in wejiga xiga ee hawlgalku bilaaban doono maanta oo...
Cali Balcad oo loo jeediyay eedeyn culus ka dib hadalkii Rooble
Xildhibaan Cabdullaahi Carab oo ka tirsan Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyn culus u jeediyay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Cali Balcad.
Wuxuu sheegay in...
Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 27-2-2025
K a Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey...
Madaxweyne Deni: Daasaan waxay ahayd saldhigga ay Daacish ka abaabuli jirtay weerarada ay ka...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in xog ay heleen dowlad shisheeye ay daaha ka rogtay in deegaanka Daasaan, oo dhawaan laga saaray...
Xildhibaan Cali Saciid Fiqi oo mar kale loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta Gudoomiyaha Baarlamaanka u doortay Cali Saciid Fiqi, oo hadda ka mid ahaa xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka...


















