Puntland oo taageeraysa macawisley iska abaabulay deegaannadii laga saaray Daacish

0
Maamulka Puntland ayaa taageero siinaya macawisleyda iska abaabulay deegaannadii laga saaray kooxda Daacish ee buuraha Calmiskaad. Afhayeenka howlgalka ka dhanka ah Daacish, Gen. Maxamuud Faadhigo,...

Dowladaha Soomaaliya iyo Libya oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi muhiim ah

0
Madaxa Xukuumadda Midnimada Qaran, Cabdul Xamiid Dabaiba, iyo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa goob joog ka ahaa saxiixa heshiis iskaashi oo dhex maray...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay Imaaraatka kula xisaabtamayso casuumadii ay u fidisay Madaxweynaha Somaliland

0
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan Dowladda Imaaraadka Carabta ka dib markii Madaxweynaha Somaliland...

Soomaaliya oo aan kasoo muuqan liiska dalalka lagu leeyahay tabarucaadka Qaramada Midoobay

0
Qaramada Midoobay ayaa soo saartay liiska dalalka xubnaha ka ah ee lagu leeyahay deymaha aan la bixin ee gaarsiisan heerka uu waddanku ku waayi...

Xiisadda u dhexeeysa dowladaha Kenya iyo Suudaan oo cirka isku sii shareeraysa

0
Xiisada u dhaxeysa madaxweynaha Kenya William Ruto iyo dowladda Suudaan ee uu hogaamiyo Jeneraal Abdel Fattah al-Burhaan ayaa cirka isku sii shareeraysa, waxayna labada...

SHEEKH AADAN MADOOBE OO GANAAXII KALA LAABTAY XILDHIBAANNADII MUCAARADKA EE TAAGEERAY AXMED MADOOBE

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la noqday Ganaax uu hore u saaray 15-Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka, kana mida...

Taliyeyaasha Militeriga iyo Sirdoonka Itoobiya oo Booqasho hal maalin ku yimid Magaalada Muqdisho

0
Wafdi ka socda Itoobiya oo uu hoggaaminayo Birhanu Jula, Taliyaha Ciidanka Qaranka Itoobiya ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku yimid Soomaaliya 22-kii...

Rooble ” Waxaan horey uga diidnay Farmaajo cid laga aqbalayo majirto ee waa in...

0
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseeen Rooble oo kusugan dalka Koonfur Afrika ayaa soo hadal qaaday xaalada Siyaasadeed ee dalka uu marayo iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 6-aad ee BFS

0
 Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Maanta furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo uu ka qeybgalay kulanka Ra’iisul Wasaare Xamse. Madaxweynaha ayaa Khudbadiisa uga hadlay dagaalka...

Madaxweyne Xasan Shiekh oo sheegay inuu magacaabayo guddiga taakulada iyo garab istaagga dagaalka Puntland...

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay, in dowladda Soomaaliya ay garab taagan tahay dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish. Madaxweyne Xasan...

XULASHADA