Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo soo dhoweeyay xayiraadii duulimaad ee laga...

0
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ku amaanay Dowladda Federaalka Soomaaliya tallaabadii ay xayiraada duulimaadyada uga qaaday magaalada Baardheere ee Gobolka...

Dowlada Itoobiya oo ciidamo badan geysay degaano kuyaala xaduudka Soomaaliya

0
Tiro badan oo ka mid ah ciidamada Difaaca  Itoobiya (ENDF) ayaa la geeyay meel u dhow magaalada xuduudda ku taalla ee Feerfeer, taasoo u...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 6-3-2025

0
K a Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey...

Wasiir Biixi oo sheegay in Mareykanka uu joojiyay dhaqaalihii uu siin jiray Ciidanka Danab

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa maanta xarunta Golaha sahcabka ee BFS ka hor sheegay in uu Maraykanku joojiyay dhaqaalihii uu siin...

Shirkadaha Diyaaradaha caalamiga ah ee Turkish Airlines iyo Qatar Airways oo maalintii 2-aad joojiyay...

0
Shirkadaha Diyaaradaha caalamiga ah ee Turkish Airlines iyo Qatar Airways ayaa maalintii labaad joojiyay Duulimaadyadii ay ku imaan jireen Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdish, kadib...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kasoo horjeestay barakicinta shacabka reer Falastiin ee ku nool Gaza

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si xooggan uga hadlay arrimaha barakicinta shacabka reer Falastiin ee ka dhanka ah Israaiil, isagoo sheegay in...

Golaha Ammaanka oo walaac weyn ka muujiyay hubka sharci darrada ah ee Soomaaliya uga...

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay hubka sharci darrada ah ee ka imaanaya dalka Yemen si loo soo geliyo Soomaaliya, taasoo...

Gudoomiye Amiir oo daah furay Tartanka Quraan Aqriska Bisha Ramadaan

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa daah furay Tartanka Quraan Aqriska Bisha Ramadaan ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo...

Wabiga Daawo ee mara duleedka Degmada Beled Xaawo oo guray, iyadoo sameeyn dhinaca nolosha...

0
VWararka ka imaanaya Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Wabiga Daawo ee mara duleedka degmadaasi uu guray, iyadoona dadka noloshooda ay ku tiirsanayd...

Golaha Ammanka oo cusboonaysiiyay tallaabooyinka cunaqabaynta hubka iyo dhoofinta dhuxusha ee Alshabaab

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dib u cusboonaysiiyay tallaabooyinkooda ku aaddan ka-hortagga dhoofinta hubka iyo dhuxusha, si loo curyaamiyo shabakadda ganacsiga ee Al-Shabaab. Go'aan...

XULASHADA