Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay geerida Maxamed Xasan Barrow
Maareeye ku xigeenkii Golaha Murtida iyo Wacyi galinta Qaranka Maxamed Xasan Barrow ayaa caawa ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu muddooyinkii...
R/W Xamza oo kormeer ku tegay saaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagay Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta, si uu ugu kuurgalo hambsami...
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Guriceel
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo Xalay ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Dagaal ayaa ahaa mid ku dhexmaray gudaha...
Faahfaahin : iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo Garowe ka dhacay
Ugu yaraan hal qof oo shacab ah oo ahayd gabar dhallinyaro ah, ayaa ku geeriyooday, dhowr qof oo kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray, shaqaaqo...
(SAWIRRO)Kumanaan Qoys oo degan Tuulooyinka uu maro Webiga Jubba ee degmada Baardheere oo ka...
Waxaa marba marka ka dambeysa sii krdhaya Fatahaada uu sameynayo webiga Jubba ee mara degmada Baardheere,Fatahaada Webiga oo ah tii ugu balaarneyd ayaa sababtey...
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo xukuno kala duwan ku riday laba askari oo Walaalo...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday laba askari oo ka tirsana ciidanka Booliiska Soomaaliya, kuwaas oomid ka...
Roobabkii dayrta oo fatahaado baahsan iyo barakaca ka geystay gobollada Gedo iyo Baay
Roobabkii dayrta ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay si xoog leh uga da'ay deegaanno badan oo ka tirsan gobollada Gedo iyo Baay, taasoo sii...
Wasiir Juxa oo sheegay in uu soo Dhameytirmay Wejiga koowaad Hanaanka doorashada Qof...
Wasiirka Arrimaha gudaha Maamulka Puntland, Cabdi Faarax Juxaa ayaa sheegay in uu guul ku soo dhamaaday wejiga kowaad ee hannaanka doorashooyinka qof iyo cod...
Maxkamadda ciidamada oo lasoo taagay guddoomiye laameedyo ku eedeysan inay basaas u ahaayeen Shabaab
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta la horgeeyay 11 xubnood oo u badan guddoomiye laameedyo katirsan degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaas oo ku...
Soomaaliya oo si rasmi u shaacisay inay u tartamayso inay xubin ka noqoto golaha...
Dowladda Soomaaliya ayaa u tartamaysa kursi aan joogto ahayn oo ay ka hesho Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kurasigaas oo haddii ay Soomaaliya ku...